{"id":72583,"date":"2023-06-07T17:46:52","date_gmt":"2023-06-07T17:46:52","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=72583"},"modified":"2023-06-07T17:46:52","modified_gmt":"2023-06-07T17:46:52","slug":"arday-booqday-xarunta-wax-soo-saarka-ee-warshadda-boodhari-mills-ee-somaliland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/06\/07\/arday-booqday-xarunta-wax-soo-saarka-ee-warshadda-boodhari-mills-ee-somaliland\/","title":{"rendered":"Arday Booqday Xarunta Wax-soo-saarka Ee Warshadda &#8216;Boodhari Mills&#8217; Ee Somaliland"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) &#8211; Arday ka socota kuliyadaha xoolaha iyo beeraha ee Jaamacadda Hargeysa, ayaa koormeer ku tagay Shirkadda Boodhari mills, taasi oo soo saarta Daqiiqda iyo Calafka Xoolaha.<\/p>\n<p>Ardayda Kuliyadaha Beeraha iyo Xoolaha oo uu hormood u ahaa Professor Xasan Axmed Muxumed, ayaa wax halkaa ku soo dhaweeyay Maamulka Shirkadda Boodhari Milss iyo Hawl-wadeenadeeda.<\/p>\n<p>Mustafe Ciise Obsiye oo ah Maamulaha Hawl-galka joogtada ah ee Shirkadda, ayaa ka mid ah Madaxda Shirkadda ee soo Ardaydu la kulmeen intii ay halkaasi ku sugnaayeen.<\/p>\n<p>Mustafe ayaa u sharraxay Ardayda nidaamka wax-soo-saarka shirkadda qaybaheeda kala duwan, sida isku dheeli tirka calafka xoolaha, tayada maciishada daqiiqda iyo xirfadaha la xidhiidha isu duba dhaca wax soo saarka warshadda.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Ardayd ayaa waxay halkaa kula kulmeen Cali Cumar Guuleed oo ah Mulkiilaha hoteelka Guuleed ee Magaalada Hargeysa, kaasi oo ka mid ah Ganacsatada dalka wax badan ku soo kordhiyey, qayb libaaxna ka qaata Mashaariicda Horumarineed ee dalka.<\/p>\n<p>Ugu dambayn, Ganacsade Cali Cumar Guuleed iyo Professor Xasan Axmed, ayaa ardayda u jeediyey hadallo dhiirigelin ah.<\/p>\n<p>Cali iyo Xasan, ayaa Ardayda booqatay Warshadda Boodhari Mills u soo jeediyey inay dedaalkooda Waxbarasho halkaa ka sii wadaan, aqoontoodana dhisaan, si ay Mustaqbalka dadkooda iyo dalkooda wax ugu taraan.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Ardayda ayaa ka Mahad-celiyey sida halkaa loogu soo dhaweeyay.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office\u00a0<\/strong><\/h4>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) &#8211; Arday ka socota kuliyadaha xoolaha iyo beeraha ee Jaamacadda Hargeysa, ayaa koormeer ku tagay Shirkadda Boodhari mills, taasi oo soo saarta Daqiiqda iyo Calafka Xoolaha. Ardayda Kuliyadaha Beeraha iyo Xoolaha oo uu hormood u ahaa Professor Xasan Axmed Muxumed, ayaa wax halkaa ku soo dhaweeyay Maamulka Shirkadda Boodhari Milss iyo Hawl-wadeenadeeda. Mustafe [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":72584,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-72583","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/IMG-20230607-WA0028.jpg?fit=1280%2C720&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-iSH","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72583","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=72583"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72583\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":72585,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72583\/revisions\/72585"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/72584"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=72583"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=72583"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=72583"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}