{"id":72579,"date":"2023-06-07T17:16:18","date_gmt":"2023-06-07T17:16:18","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=72579"},"modified":"2023-06-07T17:16:18","modified_gmt":"2023-06-07T17:16:18","slug":"dhaqaale-laaan-soo-waajahday-huwanta-laascaanood-dagaallada-ka-wada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/06\/07\/dhaqaale-laaan-soo-waajahday-huwanta-laascaanood-dagaallada-ka-wada\/","title":{"rendered":"Dhaqaale La&#8217;aan Soo Waajahday Huwanta Laascaanood Dagaallada Ka Wada"},"content":{"rendered":"<p>Laascaanood (Arabsiyo) &#8211; Guddiga 33-ka ah ee Xagga dambe ka maamulaya Dagaalka Laascaanood ka socda, ayaa soo bandhigay Xaaladdooda dhabta ah ee ay xilligan ku sugan yihiin.<\/p>\n<p>Guddiga 33-ka ah oo badankoodu ku sugan Magaalada Laascaanood, ayaa waxa soo waajahday xaalad adag oo dhaqaale la&#8217;aaned, taasi oo sababtay Inay dagaalka sii wadi kari waayaan.<\/p>\n<p>Guddiga iyo Garaaddada Laascaanood oo aan si cad u sheegi karin culayska dhaqaale la&#8217;aaneed ee soo waajahay, maaddaama oo Qurbe-joogtii Lacagta soo diri jiray joojiy\u00e8en, markii ay natiijo ka gaadhi waayeen dagaalka ay ku qaadeen Ciidamada Somaliland, ayaa xilligan bilaabay Inay si toos Warbaahinta u soo hor-fadhiistay, dadweynahana u waydiistaan dhaqaale ay dagaalka ku sii wadaan, Inkasta oo ay ku af-gobaadsanayaan Inay taageero u doonayaan dadkii ay ku barakacay dagaalka Laascaanood.<\/p>\n<p>Dadka ay sheegayaan inay xilligan gargaar gaadhsiinayaana ayaa ah dadkii ay ka hore uga hor joogsadeen gargaarkii ay gaadhsiin lahaayeen shirkadaha Ganacsiga Somaliland iyo Dawladda Somaliland.<\/p>\n<p>Guddiga 33-ka ah iyo Garaaddada Laascaanood, ayaa hore si furan u sheegay in lagu hagaajiyo dhaqaaale nus Milyan gaadhaya oo Shirkadaha Somaliland doonayeen inay ku caawiyaan dadka ku barakacay dagaalka Laascaanood, laakiin hadalkooda ayaa xilligaa keenay shaki.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office\u00a0<\/strong><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Laascaanood (Arabsiyo) &#8211; Guddiga 33-ka ah ee Xagga dambe ka maamulaya Dagaalka Laascaanood ka socda, ayaa soo bandhigay Xaaladdooda dhabta ah ee ay xilligan ku sugan yihiin. Guddiga 33-ka ah oo badankoodu ku sugan Magaalada Laascaanood, ayaa waxa soo waajahday xaalad adag oo dhaqaale la&#8217;aaned, taasi oo sababtay Inay dagaalka sii wadi kari waayaan. Guddiga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":43383,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-72579","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/06\/garaad-jamac.png?fit=327%2C317&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-iSD","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72579","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=72579"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72579\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":72580,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72579\/revisions\/72580"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/43383"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=72579"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=72579"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=72579"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}