{"id":72566,"date":"2023-06-02T18:12:32","date_gmt":"2023-06-02T18:12:32","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=72566"},"modified":"2023-06-02T18:12:32","modified_gmt":"2023-06-02T18:12:32","slug":"maraykanka-oo-caddeeyay-sababta-uu-dib-ugu-dhigay-dhoolla-tuskii-ciidan-ee-berbera","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/06\/02\/maraykanka-oo-caddeeyay-sababta-uu-dib-ugu-dhigay-dhoolla-tuskii-ciidan-ee-berbera\/","title":{"rendered":"Maraykanka Oo Caddeeyay Sababta Uu Dib Ugu Dhigay Dhoolla-tuskii Ciidan Ee Berbera"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) &#8211; Dawladda Maraykanka, ayaa si rasmiya u sheegtay in dib loo dhigay Dhoolla-tus Ciidamada Maraykanka, Kuwa Somaliland iyo Dawlado kale ku qaban lahaayeen Magaalada Berberaa.<\/p>\n<p>Safiirka\u00a0shaqada kasii tagaya ee Maraykanka u joogay Soomaaliya Larry Andre, ayaa sheegay in dhoolla-tuska Berbera lagu qaban lahaa horaantii dib loogu dhigay sababo la xidhiidha dagaalka Laascaanood.<\/p>\n<p>Andre oo waraysi siiyay Laanta Afka Soomaaliga ee Idaacadda BBC-da, ayaa sheegay in dhoolatuska dib loo dhigay kadib markii uu dagaal ka dhex qarxay ciidamada Somaliland iyo Maleeshiyaadka isku urursaday magaalada Laascaanood<\/p>\n<p>&#8220;Sababtaas ayaan u baajinayay oo aan dib ugu dhignay,\u201d ayuu yidhi Danjire Larry Andre<\/p>\n<p>Dhoolatuskan oo Maraykanku uu hore u sheegay in uu ka qabsoomayo Berbera ayaa waxa uu qayb ka noqon lahaa taxane dhoolatus ciidan ah oo ka dhici lahaa bariga Afrika, isla-markaasna ay qeyb ka noqon lahaayeen ciidamada dalalka Bostwana, Rwanda, Uganda, Kenya iyo Djibouti, Soomaaliya iyo ciidamada Somaliland.<\/p>\n<p>Andre oo ka hadlay safar ay saraakiil Maraykan ahi ku tageen magaalada Berbera ka hor intii aan lagu dhawaaqin qabsoomida dhoolatuska, ayaa xusay in ay Berbera ay u tageen si ay u hubiyaan awoodda shaqo ee Dekedda Berbera.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan dooneynay in aan qiimeyno awoodaha iyo shaqada dekedda Berbera haddii ay dhacdo in maraakiibta ciidamada Mareykanka ay u baahdaan shidaal ama adeeg kale&#8221; ayuu yidhi Andre.<\/p>\n<p>Waa Markii ugu horaysay ee dowlada Maraykanku ka hadasho sababta dib loogu dhigay dhoolatuska ciidan ee Qorshaysnaa inuu ka dhaco Berbera.<\/p>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office\u00a0<\/strong><\/h4>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) &#8211; Dawladda Maraykanka, ayaa si rasmiya u sheegtay in dib loo dhigay Dhoolla-tus Ciidamada Maraykanka, Kuwa Somaliland iyo Dawlado kale ku qaban lahaayeen Magaalada Berberaa. Safiirka\u00a0shaqada kasii tagaya ee Maraykanka u joogay Soomaaliya Larry Andre, ayaa sheegay in dhoolla-tuska Berbera lagu qaban lahaa horaantii dib loogu dhigay sababo la xidhiidha dagaalka Laascaanood. Andre [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":63837,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-72566","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Joe-Biden.jpg?fit=620%2C349&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-iSq","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72566","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=72566"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72566\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":72567,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72566\/revisions\/72567"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/63837"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=72566"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=72566"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=72566"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}