{"id":72547,"date":"2023-06-01T19:09:28","date_gmt":"2023-06-01T19:09:28","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=72547"},"modified":"2023-06-01T19:09:28","modified_gmt":"2023-06-01T19:09:28","slug":"xildhibaan-fararoon-oo-sheegay-in-wada-hadal-lala-galayo-garaaddada-laascaanood","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/06\/01\/xildhibaan-fararoon-oo-sheegay-in-wada-hadal-lala-galayo-garaaddada-laascaanood\/","title":{"rendered":"Xildhibaan Fararoon Oo Sheegay In Wada-hadal Lala Galayo Garaaddada Laascaanood"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) &#8211; Magaalada Hargeysa, waxa lagu soo dhaweeyay Garaad Raage Garaad Cabdiqani Garaad Jaamac oo ay Ilmaadeer yihiin Garaad Jaamac Garaad Cali oo caan ku ah &#8216;Gala Dagaalka&#8217;, kaasi oo doonaya inuu ka shaqeeyo Nabadaynta Laascaanood.<\/p>\n<p>Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon) oo ka mid ah Mudaneyaasha Golaha Wakiillada Somaliland oo halkaa ka hadlay, ayaa sheegay Inay ka Mahad&#8211;celinayaan sida Shacabka Somaliland uga xun yihiin dhibaatada ka taagan Magaalada Laascaanood.<\/p>\n<p>Xildhibaan Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon) wuxuu sheegay In Beelaha Daarood ee aan Somaliland degganayn ugu Talo-galeen Inay iska horkeenaan Somaliland iyo Beesha Dhulbahante, laakiin arrintaasi aanay Dan ugu jirin Shacabka Dhulbahante.<\/p>\n<p>Faratoon waxa kale oo uu sheegay Inay Wada-hadallo la galayaan Garaaddada Laascaanood ku sugan, kagalana doodayaan siday waxani u dhaceen.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office\u00a0<\/strong><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) &#8211; Magaalada Hargeysa, waxa lagu soo dhaweeyay Garaad Raage Garaad Cabdiqani Garaad Jaamac oo ay Ilmaadeer yihiin Garaad Jaamac Garaad Cali oo caan ku ah &#8216;Gala Dagaalka&#8217;, kaasi oo doonaya inuu ka shaqeeyo Nabadaynta Laascaanood. Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon) oo ka mid ah Mudaneyaasha Golaha Wakiillada Somaliland oo halkaa ka hadlay, ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":62367,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-72547","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/faratoon2.gif?fit=696%2C350&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-iS7","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72547","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=72547"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72547\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":72548,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72547\/revisions\/72548"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/62367"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=72547"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=72547"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=72547"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}