{"id":72524,"date":"2023-05-30T17:53:41","date_gmt":"2023-05-30T17:53:41","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=72524"},"modified":"2023-05-30T17:53:41","modified_gmt":"2023-05-30T17:53:41","slug":"koonfur-afrika-oo-xasaanad-siisay-putin","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/05\/30\/koonfur-afrika-oo-xasaanad-siisay-putin\/","title":{"rendered":"Koonfur Afrika Oo Xasaanad Siisay Putin\u00a0"},"content":{"rendered":"<p>K\/A (Arabsiyo) &#8211; Dawladda Koonfur Afrika, ayaa ku dhawaaqday xasaanad diblomasiyaded oo ay siinayso mas&#8217;uuliyiinta ajnabiga ah ee ka qaybgalaya shirka Brics, taas oo suurtogal ah inay albaabka u furto ka qaybgalka Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin.<\/p>\n<p>Faafin rasmi ah oo ay siidaysay Koonfur Afrika ayuu Wasiirka Arrimaha Dibedda Naledi Pandor wuxuu sheegay in xasaanaddu ay sidoo kale khuseyso mas&#8217;uuliyiinta ka qaybgalaya shirka Wasiirrada arrimaha dibedda ee Brics ee ka bilaabmaya Khamiista Koonfur Afrika.<\/p>\n<p>Faafinta rasmiga ah ayaa lagu dhawaaqay si waafaqsan xasaanadda diblomaasiyadeed iyo sharciga mudnaanta, kaas oo dhigaya in xasaanadda la siiyo saraakiisha iyo khubarada Qaramada Midoobay, hay&#8217;ad kasta oo gaar ah ama hay&#8217;ad kasta iyo wakiillo ka socda waddan kasta oo ka qayb galaya shir caalami ah oo lagu qabto Koonfur Afrika.<\/p>\n<p>Arrintan ayaa ku soo beegmaysa iyadoo dowladda Koonfur Afrika cadaadis lagu saarayo inay go&#8217;aan ka gaadho imaatinka Mr Putin, kaas oo ay ku raad-joogto maxkamadda dambiyada caalamiga ah ee dagaalka, taas oo lagu eedeeyay inuu galay dambiyo dagaal xilligii uu dalkiisa ku duulay Ukraine.<\/p>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office\u00a0<\/strong><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>K\/A (Arabsiyo) &#8211; Dawladda Koonfur Afrika, ayaa ku dhawaaqday xasaanad diblomasiyaded oo ay siinayso mas&#8217;uuliyiinta ajnabiga ah ee ka qaybgalaya shirka Brics, taas oo suurtogal ah inay albaabka u furto ka qaybgalka Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin. Faafin rasmi ah oo ay siidaysay Koonfur Afrika ayuu Wasiirka Arrimaha Dibedda Naledi Pandor wuxuu sheegay in xasaanaddu ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":72525,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-72524","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/81ed245a-d1d2-4068-8cad-b7b021b257e0.jpg?fit=624%2C463&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-iRK","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72524","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=72524"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72524\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":72526,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72524\/revisions\/72526"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/72525"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=72524"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=72524"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=72524"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}