{"id":725,"date":"2014-12-03T15:11:14","date_gmt":"2014-12-03T15:11:14","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=725"},"modified":"2014-12-03T15:11:14","modified_gmt":"2014-12-03T15:11:14","slug":"kenya-oo-xirtey-xadka-u-dhexeeya-mandheera-iyo-beled-xaawo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2014\/12\/03\/kenya-oo-xirtey-xadka-u-dhexeeya-mandheera-iyo-beled-xaawo\/","title":{"rendered":"Kenya oo xirtey xadka u dhexeeya Mandheera iyo Beled Xaawo"},"content":{"rendered":"<p>Dowladda Kenya ayaa ciidamada militeriga ku soo daadisay xadka ay wadaagaan magaalooyinka Mandera oo Kenya ah iyo Beled-xaawo oo Soomaaliya ah, Ciidamada ayaa sida wararku sheegayaa isku dhereriyey xadka labada magaalo iyagoo wata gaadiidka dagaalka.<\/p>\n<p>Militeriga dalka Kenya ayaa la amaray in ay howl gal ka fuliyaan xadka labada magaalo iyo xuduuda Kenya iyo Soomaaliya iyagoo dabagal iyo baaritaan ku samaynaya fariisimaha ay ka soo duulaan kooxo ka tirsan Al-shabaab.<\/p>\n<p>Xiritaanka Xadka labadan magaalo ayaa imanaya iyadoo ay kooxda Al-shabaab weeraro ay ku dileen dad gaaray 64 ruux oo kenyan ah ka geysteen labadii todobaad ee u dambeeyey duleedka magaalada Mandera.<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<br \/>\nNayrobi officea<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Kenya ayaa ciidamada militeriga ku soo daadisay xadka ay wadaagaan magaalooyinka Mandera oo Kenya ah iyo Beled-xaawo oo Soomaaliya ah, Ciidamada ayaa sida wararku sheegayaa isku dhereriyey xadka labada magaalo iyagoo wata gaadiidka dagaalka. Militeriga dalka Kenya ayaa la amaray in ay howl gal ka fuliyaan xadka labada magaalo iyo xuduuda Kenya iyo Soomaaliya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":726,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-725","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-bH","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/725","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=725"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/725\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=725"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=725"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=725"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}