{"id":72456,"date":"2023-05-24T20:25:18","date_gmt":"2023-05-24T20:25:18","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=72456"},"modified":"2023-05-24T20:29:27","modified_gmt":"2023-05-24T20:29:27","slug":"somaliland-iyo-uk-oo-ka-wada-hadlay-dagaalka-laascaanood-doorashada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/05\/24\/somaliland-iyo-uk-oo-ka-wada-hadlay-dagaalka-laascaanood-doorashada\/","title":{"rendered":"Somaliland Iyo UK Oo Ka Wada-hadlay Dagaalka Laascaanood &#038; Doorashada\u00a0"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) &#8211; Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa Qaabilay Safiirka Dawladda Uk ee Soomaaliya Mike Nithavrianakis, kaasi oo Maanta booqasho ku yimid Hargeysa.<\/p>\n<p>War-saxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada oo lagu faahfaahiyey kulankaasi, ayaa u qornaa sidan &#8220;Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa qasriga Madaxtooyada ku qaabiley safiirka cusub ee Dalka Ingiriiska Amb Mike Nithavrianakis oo safar shaqo ku yimid Jamhuuriyadda Somaliland.<\/p>\n<p>Waxaana Kulankaa lagaga wada hadlay qodobbo ay ka mid ahaayeen sidii dawladda Ingiriiska iyo Jamhuuriyadda Somaliland sannadkan gudihiisa ay u daah-furi lahaayeen mashaariicda labada dawladood iska kaashadeen ee Berbera Corridor iyo horumarinta dekedda Berbera.<\/p>\n<p>Sidoo kale, waxa shirka lagu lafo-guray mashaariicdii hore u socday ee la xidhiidhay arrimaha bulshada ee dawladda Ingiirisku ka taageeri jirtay Somaliland in la sii dardar-geliyo kuwii socday iyo kuwa cusubba. waxa kale oo laga wada hadlay arrimaha doorashooyinka Somaliland ku soo fool leh, waxaanu madaxweynuhu u sheegay safiirka inay si habsi leh u socdaan hawlaha u diyaar garowga doorashooyinku, sida shaqada daabacaadda iyo qaybinta kaadhadhka codbixiyayaasha.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, waxa kulankaa lagaga hadlay arrinta Dagaalka Laascaanood sidii xal loogu heli lahaa, waxaanu madaxweynuhu safiirka la wadaagay in marwalba ay ka go\u2019an tahay xukuumadda xabbad-joojin, diyaarna ay dawladdu u tahay nabad.<\/p>\n<p>Waxaana madaxweynaha kulanka ku wehelinaayey wasiir ku xigeenka arrimaha dibedda iyo iskaashiga caalamiga ah, ahna ku simaha wasiirka Mudane Cabdinaasir Cumar Jaamac.<\/p>\n<p>Dhinaca weftigana waxa safiirka ku wehelinaayey masuuliyiin kale oo ka socday xafiiska horumarinta Uk ee Somaliland.&#8221;<\/p>\n<p>Raysal-wasaaraha Ingiriiska, ayaa Toddobaadkan ka sheegay Shirkii Waddamada G7 in Dawladdiisu ka qayb-qaadanayso Dekedaha Somaliland iyo Tanzania, arrintaasi oo ah waxay Maanta ka wada hadleen Madaxweyne Biixi iyo Safiirka Uk.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office\u00a0<\/strong><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) &#8211; Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa Qaabilay Safiirka Dawladda Uk ee Soomaaliya Mike Nithavrianakis, kaasi oo Maanta booqasho ku yimid Hargeysa. War-saxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada oo lagu faahfaahiyey kulankaasi, ayaa u qornaa sidan &#8220;Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa qasriga Madaxtooyada ku qaabiley safiirka cusub ee Dalka Ingiriiska Amb [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":72457,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-72456","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/FB_IMG_1684959806102.jpg?fit=720%2C545&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-iQE","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72456","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=72456"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72456\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":72463,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72456\/revisions\/72463"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/72457"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=72456"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=72456"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=72456"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}