{"id":72451,"date":"2023-05-24T20:17:57","date_gmt":"2023-05-24T20:17:57","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=72451"},"modified":"2023-05-24T20:17:57","modified_gmt":"2023-05-24T20:17:57","slug":"doorashadii-puntland-oo-amni-darro-awgeed-dib-loogu-riixay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/05\/24\/doorashadii-puntland-oo-amni-darro-awgeed-dib-loogu-riixay\/","title":{"rendered":"Doorashadii Puntland Oo Amni-darro Awgeed Dib Loogu Riixay"},"content":{"rendered":"<p>Garoowe (Arabsiyo) &#8211; Gudiga\u00a0doorashooyinka Puntland ayaa hakiyay doorashada saddex degmo oo ay ka mid tahay Garowe, sababa la xidhiidha xaaladda amni iyo dhacdooyinkii lidiga ku ahaa doorashada ee ka dhacay Garowe.<\/p>\n<p>War-saxaafadeed kasoo baxay guddiga doorashada ayaa lagu sheegay in fursad la siinayo wada-hadallada lagu xallinayo kala aragti duwanaanshaha ka jira doorashada.<\/p>\n<p>Saddexda degmo ee doorashadooda dib loo dhigay ayaa kala ah, Garowe, Dangarayo iyo Godob-jiraan, kuwaas oo hoos yimaadfa gobolka Nugaal.<\/p>\n<p>Ciidamo ka amar qaata siyaasiyiinta doorashada ka soo horjeeda ayaa hor istaagay in qalabka doorashada la geeyo degmooyinkan, sidoo kalena waxay ku hanjabeen inay carqaladeynayaan goobaha doorashadu ka dhacayso.<\/p>\n<p>Marka laga reebo saddexdan degmo, guddiga ayaa sheegay in degmooyinka kale ee Puntland ay berrito ka dhici doonta doorashada dowladaha hoose.<\/p>\n<p>Guddiga doorashada waxay sheegeen in ay dib ka soo sheegi doonaan taariikhda la qaban doono doorashada la hakiyey ee saddexda degmo.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office\u00a0<\/strong><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Garoowe (Arabsiyo) &#8211; Gudiga\u00a0doorashooyinka Puntland ayaa hakiyay doorashada saddex degmo oo ay ka mid tahay Garowe, sababa la xidhiidha xaaladda amni iyo dhacdooyinkii lidiga ku ahaa doorashada ee ka dhacay Garowe. War-saxaafadeed kasoo baxay guddiga doorashada ayaa lagu sheegay in fursad la siinayo wada-hadallada lagu xallinayo kala aragti duwanaanshaha ka jira doorashada. Saddexda degmo ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":27932,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-72451","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/111.jpg?fit=640%2C360&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-iQz","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72451","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=72451"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72451\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":72452,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72451\/revisions\/72452"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/27932"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=72451"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=72451"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=72451"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}