{"id":72445,"date":"2023-05-23T18:09:46","date_gmt":"2023-05-23T18:09:46","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=72445"},"modified":"2023-05-23T18:09:46","modified_gmt":"2023-05-23T18:09:46","slug":"dagaalo-mar-kale-ka-qaxay-suudaan-iyo-xabbad-joojintii-7-da-maalmood-ahayd-oo-burburtay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/05\/23\/dagaalo-mar-kale-ka-qaxay-suudaan-iyo-xabbad-joojintii-7-da-maalmood-ahayd-oo-burburtay\/","title":{"rendered":"Dagaalo Mar Kale Ka Qaxay Suudaan Iyo Xabbad-joojintii 7-da Maalmood Ahayd Oo Burburtay"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) &#8211; Duqeymo badan oo dhanka cirka ah iyo iska horimaadyo ayaa laga soo sheegay dalka Suudaay, taas oo hoos u dhigaysa rejadii laga qabay isku daygii ugu dambeeyay ee xabbad joojinta dalka ay colaaduhu ka jiraan.<\/p>\n<p>Xabbad-joojin cusub oo todoba maalmood ah ayaa si rasmi ah u bilaabatay 21:45 wakhtiga maxaliga ah ee Sudan Xalay, laakiin goob joogayaal ayaa sheegay dagaallo hor leh oo ka dhacay caasimadda Khartoum iyo meelo kale.<\/p>\n<p>Rabshadaha ayaa billowday shan toddobaad ka hor, waxaanu ka dhashay loolan dhanka awoodda ah oo u dhexeeya hogaamiyeyaasha ciidamada Suudaam iyo Ciidammada RSF.<\/p>\n<p>Isku dayo dhowr ah oo lagu doonayay in lagu gaadho heshiis nabadeed ayaa burburay.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office\u00a0<\/strong><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) &#8211; Duqeymo badan oo dhanka cirka ah iyo iska horimaadyo ayaa laga soo sheegay dalka Suudaay, taas oo hoos u dhigaysa rejadii laga qabay isku daygii ugu dambeeyay ee xabbad joojinta dalka ay colaaduhu ka jiraan. Xabbad-joojin cusub oo todoba maalmood ah ayaa si rasmi ah u bilaabatay 21:45 wakhtiga maxaliga ah ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":72214,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-72445","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/Colaadda-Suudaan.jpg?fit=624%2C415&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-iQt","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72445","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=72445"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72445\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":72446,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72445\/revisions\/72446"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/72214"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=72445"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=72445"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=72445"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}