{"id":72440,"date":"2023-05-23T18:05:14","date_gmt":"2023-05-23T18:05:14","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=72440"},"modified":"2023-05-23T18:05:14","modified_gmt":"2023-05-23T18:05:14","slug":"mareykanka-oo-ka-hadlay-duqeymo-ka-dhacay-dalka-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/05\/23\/mareykanka-oo-ka-hadlay-duqeymo-ka-dhacay-dalka-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Mareykanka Oo Ka Hadlay Duqeymo Ka Dhacay Dalka Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>USA (Arabsiyo) &#8211; Hoggaanka Sare ee Hawl-galka Ciidamada Maraykanka ee Afrika ee loo yaqaano AFRICOM, ayaa sheegay in iyaga oo kaashanaya dowladda Soomaaliya, in 20-kii May, 2023 ay fuliyeen weerar dhanka cirka ah oo ka dhan ah fadhiisimada Al-Shabaab ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Weerarka ayaa ka dhacay magaalada Jilib ee dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya ayaa sheegatay in weerarka ay ku beegsadeen bartilmaameedyo gaar ah, kana dhasheen khasaare xooggan oo isugu jira dhimasho, dhaawac iyo xarumo laga burburiyay Al-shabaab.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office\u00a0<\/strong><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>USA (Arabsiyo) &#8211; Hoggaanka Sare ee Hawl-galka Ciidamada Maraykanka ee Afrika ee loo yaqaano AFRICOM, ayaa sheegay in iyaga oo kaashanaya dowladda Soomaaliya, in 20-kii May, 2023 ay fuliyeen weerar dhanka cirka ah oo ka dhan ah fadhiisimada Al-Shabaab ee Soomaaliya. Weerarka ayaa ka dhacay magaalada Jilib ee dalka Soomaaliya. Dowladda Soomaaliya ayaa sheegatay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":72441,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-72440","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/5e4c4f58-48a6-4989-ab22-d0ddda9231ab.jpg?fit=624%2C351&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-iQo","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72440","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=72440"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72440\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":72442,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72440\/revisions\/72442"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/72441"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=72440"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=72440"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=72440"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}