{"id":7242,"date":"2015-03-03T10:33:01","date_gmt":"2015-03-03T10:33:01","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=7242"},"modified":"2015-03-03T10:33:01","modified_gmt":"2015-03-03T10:33:01","slug":"boko-xaram-o-soo-saaray-filim-dad-ay-qoorta-ka-jarayaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/03\/03\/boko-xaram-o-soo-saaray-filim-dad-ay-qoorta-ka-jarayaan\/","title":{"rendered":"Boko Xaram o soo saaray Filim dad ay qoorta ka jarayaan"},"content":{"rendered":"<p><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-184252\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2015\/03\/boko-hrama-filim.jpg?resize=620%2C347\" alt=\"boko-hrama-filim\" width=\"620\" height=\"347\" \/><br \/>\n<strong>Kooxda Xagjirka ah ee Boko Xaram ayaa soo saaray shalay filim lix daqiiqo soconaya oo ay ka muuqdaan rag qoorta laga jarayo, dadkaasi oo ay kooxdaasi ku eedaysay inay yihiin basaasiin.<\/strong><\/p>\n<p>Filimkan ayaa waxaa sidoo kale hoosta looga turjumayey qoraal luuqada Faransiiska ah. Boko xaram ayaa hada dagaal kula jirta ciidamada dalalka Jaad, Kameroon iyo Niger. Dalalkaasi oo looga hadlo luuqada Faransiiska.<\/p>\n<div class=\"other-ads\">\n<p>Soo saarista Filimkan ayaa lagu beegay shalay oo Isnaan ahayd kadib markii Ciidamada Jaad ay u awood sheegteen kooxda Boko Xaram oo laga saaray deegaanka Dikwa ee waqooyiga dalka Nigeria.<\/p>\n<\/div>\n<p><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"size-full wp-image-184253\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2015\/03\/ciidamada-jaad.jpg?resize=650%2C350\" alt=\"Ciidamada dalka Jaad (Chad)\" width=\"650\" height=\"350\" \/><br \/>\nDalka Nayjeeriya (Nigeria) ayaa ka codsaday dalalka jaarka la ah inay gacan kasiiyaan la dagaalanka Boko Xaraam, ciidamada ka socda dalka Jaad (Chad) ayaa ah kuwa ugu xooga badan ee hada gudaha usoo galay dalka Nigeria si ay dowlada gacan uga siiyaan dagaalka looga soo horjeedo kooxda Boko Xaram oo bilihii lasoo dhaafay la wareegay deegaano badan oo ka tirsan gobalada waqooyi ee Nigeria.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kooxda Xagjirka ah ee Boko Xaram ayaa soo saaray shalay filim lix daqiiqo soconaya oo ay ka muuqdaan rag qoorta laga jarayo, dadkaasi oo ay kooxdaasi ku eedaysay inay yihiin basaasiin. Filimkan ayaa waxaa sidoo kale hoosta looga turjumayey qoraal luuqada Faransiiska ah. Boko xaram ayaa hada dagaal kula jirta ciidamada dalalka Jaad, Kameroon iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":7245,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-7242","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1SO","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7242","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=7242"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7242\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=7242"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=7242"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=7242"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}