{"id":72418,"date":"2023-05-22T19:17:49","date_gmt":"2023-05-22T19:17:49","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=72418"},"modified":"2023-05-22T19:17:49","modified_gmt":"2023-05-22T19:17:49","slug":"soomaaliya-taliyihii-ciidanka-garoonka-diyaaradaha-ee-garoowe-oo-la-dilay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/05\/22\/soomaaliya-taliyihii-ciidanka-garoonka-diyaaradaha-ee-garoowe-oo-la-dilay\/","title":{"rendered":"Soomaaliya: Taliyihii Ciidanka Garoonka Diyaaradaha Ee Garoowe Oo La Dilay"},"content":{"rendered":"<p>Garoowe (Arabsiyo) &#8211; \u00a0Sarkaal Ciidan oo hore u soo noqday taliye ku-xigeenkii ciidanka ilaalada ee garoonka diyaaradaha ee magaalada Garowe ee Xarunta Maamulka Puntland ee Soomaaliya, ayaa lagu dilay magaalada Garoowe.<\/p>\n<p>Waxa la sheegay inuu u geeriyooday tacshiirad ay ku fureen maleyshiyaad ka amar qaata siyaasiyiinta diidan doorashada Puntland.<\/p>\n<p>Xiddige Xayle Carabay Xiireey ayaa la sheegay xilliga uu falka uu dhacay inuu ku sugnaa aagga garoonka diyaaradaha, mana jirto wax faahfaahin oo laga helayo dilkiisa.<\/p>\n<p>Dilkan ayaa muujinaya Heerka amniga Puntland marayo.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office\u00a0<\/strong><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Garoowe (Arabsiyo) &#8211; \u00a0Sarkaal Ciidan oo hore u soo noqday taliye ku-xigeenkii ciidanka ilaalada ee garoonka diyaaradaha ee magaalada Garowe ee Xarunta Maamulka Puntland ee Soomaaliya, ayaa lagu dilay magaalada Garoowe. Waxa la sheegay inuu u geeriyooday tacshiirad ay ku fureen maleyshiyaad ka amar qaata siyaasiyiinta diidan doorashada Puntland. Xiddige Xayle Carabay Xiireey ayaa la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":72419,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-72418","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/2023522638203269900647891.jpg?fit=660%2C402&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-iQ2","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72418","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=72418"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72418\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":72420,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72418\/revisions\/72420"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/72419"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=72418"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=72418"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=72418"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}