{"id":72402,"date":"2023-05-21T20:01:21","date_gmt":"2023-05-21T20:01:21","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=72402"},"modified":"2023-05-21T20:01:21","modified_gmt":"2023-05-21T20:01:21","slug":"suudaan-xabad-joojin-ku-meel-gaadh-ah-oo-lagu-heshiiyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/05\/21\/suudaan-xabad-joojin-ku-meel-gaadh-ah-oo-lagu-heshiiyey\/","title":{"rendered":"Suudaan: Xabad-joojin Ku Meel-gaadh Ah Oo Lagu Heshiiyey"},"content":{"rendered":"<p>Suudaan (Arabsiyo) &#8211; Cidamada Suudan iyo kuwa RSF ayaa ku heshiiyay xabbad joojin ku meel gaadh ah oo laga sameeyo Suudaan, iyadoo dagaalka u dhexeeya labadan kooxood uu galay todobaadkii lixaad.<\/p>\n<p>Isku daygii hore ee xabbad joojinta ee dhex maray ciidamada caadiga ah ee Suudaan iyo xoogaga Taakulaynta degdega ah (RSF) ayaa horay u guuldareystay.<\/p>\n<p>Laakiin, heshiiska cusub waxaa lagu dhaqan gelin doonaa &#8220;habka la socodka xabbad joojinta,&#8221; sida lagu sheegay bayaan ka soo baxay Mareykanka iyo Sacuudiga.<\/p>\n<p>Mas&#8217;uuliyiinta Suudaan waxay isku raaceen in dib loo soo celiyo adeegyadii muhiimka ahaa Muddada 7 maalmood ah ee ay xabad joojintalu socon doonto<\/p>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office\u00a0<\/strong><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Suudaan (Arabsiyo) &#8211; Cidamada Suudan iyo kuwa RSF ayaa ku heshiiyay xabbad joojin ku meel gaadh ah oo laga sameeyo Suudaan, iyadoo dagaalka u dhexeeya labadan kooxood uu galay todobaadkii lixaad. Isku daygii hore ee xabbad joojinta ee dhex maray ciidamada caadiga ah ee Suudaan iyo xoogaga Taakulaynta degdega ah (RSF) ayaa horay u guuldareystay. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":72403,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-72402","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/07cea42a-8150-463c-9245-fa1cc9124283.jpg?fit=624%2C351&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-iPM","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72402","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=72402"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72402\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":72404,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72402\/revisions\/72404"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/72403"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=72402"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=72402"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=72402"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}