{"id":72378,"date":"2023-05-21T15:38:11","date_gmt":"2023-05-21T15:38:11","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=72378"},"modified":"2023-05-21T15:38:11","modified_gmt":"2023-05-21T15:38:11","slug":"somaliland-oo-qabatay-54-xubnood-oo-al-shabaab-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/05\/21\/somaliland-oo-qabatay-54-xubnood-oo-al-shabaab-ah\/","title":{"rendered":"Somaliland Oo Qabatay 54 Xubnood Oo Al-shabaab Ah"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) &#8211; Ciidammada Booliska Somaliland, ayaa sheegay inay Bilihii u dambeeyay ay qabteen Dad ka tirsan Kooxda Al-shabaab.<\/p>\n<p>Ciidammada Booliska oo heegan buuxa ugu jira amniga Guud ee Qaranka Somaliland, ayaa bilihii u dambeeyay qabtay 54 Xubnood oo la sheegay Al-shabaab ka mid yihiin, kuwaasi qorshaynayey Weerarro lid ku ah amniga Qaranka Somaliland.<\/p>\n<p>Sidan waxa lagu sheegay War-bixin guud oo Taliyaha Ciidamada Booliska Maxamed Aadan Saqadhi (Dabagale) uu xaaladda amniga ka siiyey guddiga joogtada ah ee Golaha Guurtida.<\/p>\n<p>War-bixintan oo sidoo kale lagu faahfaahiyey Xaaladda amni ee guud ahaan Somaliland, ayaa waxa soo bandhigay Guddiga joogtada ee Golaha Guurtida Somaliland.<\/p>\n<p>Dadka loo qabtay Al-shabaabnimada, ayaa waxa ugu dambeeyay 2 Xubnood oo la qabtay 2-kii May ee sannadkan 2023.<\/p>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office\u00a0<\/strong><\/h4>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) &#8211; Ciidammada Booliska Somaliland, ayaa sheegay inay Bilihii u dambeeyay ay qabteen Dad ka tirsan Kooxda Al-shabaab. Ciidammada Booliska oo heegan buuxa ugu jira amniga Guud ee Qaranka Somaliland, ayaa bilihii u dambeeyay qabtay 54 Xubnood oo la sheegay Al-shabaab ka mid yihiin, kuwaasi qorshaynayey Weerarro lid ku ah amniga Qaranka Somaliland. Sidan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":63703,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-72378","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/05\/Ciidanka-Booliska.jpg?fit=640%2C360&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-iPo","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72378","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=72378"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72378\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":72379,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72378\/revisions\/72379"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/63703"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=72378"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=72378"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=72378"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}