{"id":72371,"date":"2023-05-19T17:37:25","date_gmt":"2023-05-19T17:37:25","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=72371"},"modified":"2023-05-19T17:38:41","modified_gmt":"2023-05-19T17:38:41","slug":"xukuumadda-oo-ka-hadashay-heshiis-xabad-joojin-ah-oo-laga-gaadhay-shaqaaqo-ka-dhacday-togdheer","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/05\/19\/xukuumadda-oo-ka-hadashay-heshiis-xabad-joojin-ah-oo-laga-gaadhay-shaqaaqo-ka-dhacday-togdheer\/","title":{"rendered":"Xukuumadda Oo Ka Hadashay Heshiis Xabad-joojin Ah Oo Laga Gaadhay Shaqaaqo Ka Dhacday Togdheer"},"content":{"rendered":"<p>Burco (Arabsiyo) &#8211; Guddi Wasiirro ah oo Xukuumaddu u xil-saartay daminta Colaad laba Beelood ku dhex martay deegaanka Cali Saahid ee Gobolka Togdheer, ayaa ka hadlay heshiis Xabad-joojineed oo Waxgaradka labada Beelood wada gaadheen.<\/p>\n<p>Wasiirka Wasaaradda Arrimaha gudaha Maxamed Kaahin oo Guddiga Wasiirrada ah Guddoomiye u ah, ayaa Shir-jaraa&#8217;id oo uu ku qabtay Magaalada Burco ku sheegay in Xukuuamaddu fulinayso go&#8217;aanada heshiiska labada Beelood, kuwaasi oo ay ka mid yihiin in la kala qaado Maleeshiyaadka labada Beelood, si looga fogaado dhibaato kale oo dhacda.<\/p>\n<p>Wasiirku wuxuu digniin u diray Cid kasta oo jabisa heshiiska nabadeed ee Beelaha Walaalaha ah ee ku dagalaamay deegaanka Cali Saahid ee Gobolka Togdheer.<\/p>\n<p><span class=\"embed-youtube\" style=\"text-align:center; display: block;\"><iframe loading=\"lazy\" class=\"youtube-player\" width=\"696\" height=\"392\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/Kx511cgixpI?version=3&#038;rel=1&#038;showsearch=0&#038;showinfo=1&#038;iv_load_policy=1&#038;fs=1&#038;hl=en-US&#038;autohide=2&#038;wmode=transparent\" allowfullscreen=\"true\" style=\"border:0;\" sandbox=\"allow-scripts allow-same-origin allow-popups allow-presentation allow-popups-to-escape-sandbox\"><\/iframe><\/span><\/p>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office\u00a0<\/strong><\/h4>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Burco (Arabsiyo) &#8211; Guddi Wasiirro ah oo Xukuumaddu u xil-saartay daminta Colaad laba Beelood ku dhex martay deegaanka Cali Saahid ee Gobolka Togdheer, ayaa ka hadlay heshiis Xabad-joojineed oo Waxgaradka labada Beelood wada gaadheen. Wasiirka Wasaaradda Arrimaha gudaha Maxamed Kaahin oo Guddiga Wasiirrada ah Guddoomiye u ah, ayaa Shir-jaraa&#8217;id oo uu ku qabtay Magaalada Burco [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":68946,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-72371","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/Maxamed-Kaahin.jpg?fit=960%2C700&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-iPh","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72371","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=72371"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72371\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":72373,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72371\/revisions\/72373"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/68946"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=72371"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=72371"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=72371"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}