{"id":72369,"date":"2023-05-18T18:10:49","date_gmt":"2023-05-18T18:10:49","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=72369"},"modified":"2023-05-18T18:10:49","modified_gmt":"2023-05-18T18:10:49","slug":"wefti-ka-socda-somaliland-oo-norway-kula-shiray-wasiirka-horumarinta-ee-dalkaasi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/05\/18\/wefti-ka-socda-somaliland-oo-norway-kula-shiray-wasiirka-horumarinta-ee-dalkaasi\/","title":{"rendered":"Wefti Ka Socda Somaliland Oo Norway Kula Shiray Wasiirka Horumarinta Ee Dalkaasi"},"content":{"rendered":"<p>Oslo (Arabsiyo) &#8211; Ergayga Dawladda Somaliland u qaabilsan Wada-hadallada Soomaaliya Edna Aadan Ismaaciil oo uu weheliyo Safiirka Somaliland ee Norway Maxamed Aadan (Liilan), ayaa kulan la yeeshay Wasiiru Dawlaha horumarinta iyo iskaashiga Calamiga ee Norway Marwo Bj\u00f8rg Sandkj\u00e6r.<\/p>\n<p>Labada dhinac ayaa ka wada-hadlay horumarka dhaqaale ee Somaliland ku talaabsatay, sida Dekeddda Berbera, aagga Cashuuraha ka caaggan ee Dekedda Berbera iyo Garoonka diyaaradaha ee Berbera.<\/p>\n<p>2. Saliidda iyo Gaaska iyo Kheyraadka dabiiciga.<\/p>\n<p>3. Xidhiidhada Calamiga ah ee Somaliland la leedahay dunida inteeda kale iyo in 15 wadan Somaliland ku leeyihiin safaarado iyo Xafiisyo danahooda u fadhiya.<\/p>\n<p>4. Heshiiska difaaca iyo Iskaashiga ee u dhaxeeya Somaliland iyo Mareykanka<\/p>\n<p>5. xidhiidhka Taiwan iyo Somaliland iyo cadaadiska Shiinaha.<\/p>\n<p>6. Sanduuqa horumarinta Somaliland.<\/p>\n<p>6. Mustaqbalka Wada-hadallada u dhexeeya Somaliland iyo Soomaaliya, Kuwaasi oo ay Somaliland ku xidhay shuruudda ah in ay waddamo dhexdhalexaad ka qayb-galaan, laguna qabto dal dhexdhexaad ka ah.<\/p>\n<p>Waxa kale oo ay labada dhinac ka Wada-hadleen Dagaalka Laascaanood.<\/p>\n<p>Ugu dambqyn, waxa uu weftigu Somaliland ka socday uu Dawladda Norway ka codsaday in la kordhiyo mucawinooyinka Norway siiso Somaliland, waxayna u soo bandhigeen sida Dawladda Somaliland ay uga go&#8217;an tahay inay Nabadgalyo ka dhalato Laascaanood &#8220;Somaliland waxa ay wadday dedaallo lagu doonayey in si nabad ah lagu dhameeyo, Waxay ku dhawaaqday oo dhaqan galisay xabad joojin hal dhinac ah. Dawladdu waxay ka shaqeysay sidii ay u wanaajin lahayd helitaanka gargaarka bini&#8217;aadantinimo waxayna gaadhsiisay barakacayaasha gargaar aad loogu baahnaa.&#8221; Sidaa waxa lagu sheegay War qoraal ah oo ka soo baxay Safaaradda Somaliland ee Norway, kaasi oo uu ku saxeexnaa Xoghayaha Safaaradda Norway Cabdirahim Ahmed.<\/p>\n<p>Waxa xusid mudan in kulankan ay goob-joog ka ahayd Ergayga Wasaaradda Arrimaha dibedda Norway u qaabilsan Wada-hadallada iyo dhexdhexaadinta Heidi Johansen iyo saraakiil kale oo ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Norway dalkaasi.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office\u00a0<\/strong><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Oslo (Arabsiyo) &#8211; Ergayga Dawladda Somaliland u qaabilsan Wada-hadallada Soomaaliya Edna Aadan Ismaaciil oo uu weheliyo Safiirka Somaliland ee Norway Maxamed Aadan (Liilan), ayaa kulan la yeeshay Wasiiru Dawlaha horumarinta iyo iskaashiga Calamiga ee Norway Marwo Bj\u00f8rg Sandkj\u00e6r. Labada dhinac ayaa ka wada-hadlay horumarka dhaqaale ee Somaliland ku talaabsatay, sida Dekeddda Berbera, aagga Cashuuraha ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":72362,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-72369","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/IMG-20230516-WA0010.jpg?fit=768%2C1024&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-iPf","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72369","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=72369"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72369\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":72370,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72369\/revisions\/72370"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/72362"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=72369"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=72369"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=72369"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}