{"id":72335,"date":"2023-05-11T21:34:35","date_gmt":"2023-05-11T21:34:35","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=72335"},"modified":"2023-05-11T21:34:35","modified_gmt":"2023-05-11T21:34:35","slug":"dawladda-soomaaliya-oo-samaynaysa-hab-raaca-la-dagaalanka-musuqmaasuqa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/05\/11\/dawladda-soomaaliya-oo-samaynaysa-hab-raaca-la-dagaalanka-musuqmaasuqa\/","title":{"rendered":"Dawladda Soomaaliya Oo Samaynaysa Hab-raaca La-dagaalanka Musuqmaasuqa"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (Arabsiyo) &#8211; Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa taageeray habraaca la-dagallanka musuqmaasuqa, kaas oo kasoo baxay kulankii golaha wasiirrada, isaga oo amray in la hilgeliyo.<\/p>\n<p>&#8220;La-dagaallanka musuqmaasuqu ma ah oo kaliya akhlaaqda lagama maarmaanka ah, laakiin sidoo kale waxay shardi u tahay horumar waara iyo Soomaliya loo siman yahay. Waxaa naga go&#8217;an inaan dhisno hab daah-furnaan iyo isla xisaabtan, oo u adeega dhammaan shacabka Soomaaliyeed&#8221; ayuu Xasan Sheekh ku yidhi bayaan uu soo saaray, waxaanu intaa ku daray &#8220;Dowlad dhiska, amniga iyo dadaallada horumarinta dhaqaale ee Soomaaliya waxay taagan yihiin marxalad muhim ah. Si dedaalladan guul looga gaadho waa in la hubiyo dowladnimo ku dhisan la xisaabtan&#8221;<\/p>\n<p>Madaxweyne Xasan Sheekh waxa kale oo uu sheegay &#8220;U hogaansanaan la&#8217;aanta badheedhka ah ee awaamiirtani waxay keeni doonta cawaaqibta tallaabo sharci ah&#8221; ayuu raaciyay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.<\/p>\n<p>Hab-raaca La dagaalanka Musuqmaasuqa Soomaaliya ee Golaha Wasiirradu soo saareen, ayaa imanaya xilli Soomaaliya labadii sanadood ee u dambeeyay ay Kaalinta 1-aad u gashay Dalalka ugu Musuqmaasuqa badan Dalalka Adduunka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office\u00a0<\/strong><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (Arabsiyo) &#8211; Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa taageeray habraaca la-dagallanka musuqmaasuqa, kaas oo kasoo baxay kulankii golaha wasiirrada, isaga oo amray in la hilgeliyo. &#8220;La-dagaallanka musuqmaasuqu ma ah oo kaliya akhlaaqda lagama maarmaanka ah, laakiin sidoo kale waxay shardi u tahay horumar waara iyo Soomaliya loo siman yahay. Waxaa naga go&#8217;an inaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":71813,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-72335","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/Xasan-Sheekh.jpg?fit=624%2C351&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-iOH","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72335","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=72335"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72335\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":72336,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72335\/revisions\/72336"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/71813"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=72335"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=72335"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=72335"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}