{"id":72333,"date":"2023-05-11T21:32:21","date_gmt":"2023-05-11T21:32:21","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=72333"},"modified":"2023-05-11T21:32:21","modified_gmt":"2023-05-11T21:32:21","slug":"qaramada-midoobay-oo-fadhi-ka-yeelanaya-dagaalka-laascaanood","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/05\/11\/qaramada-midoobay-oo-fadhi-ka-yeelanaya-dagaalka-laascaanood\/","title":{"rendered":"Qaramada Midoobay Oo Fadhi Ka Yeelanaya Dagaalka Laascaanood"},"content":{"rendered":"<p>N.Y (Arabsiyo) &#8211; Golaha xuquuqul insaanka ee Qaramada Midoobey ayaa kulan deg-deg ah isugu imaanaya magaalada Geneva halkaas oo lagaga hadli doono colaadda Suudaan ka jirta.<\/p>\n<p>Waxaa jira War-bixinno isasoo taraya oo sheegaya in la geystay xadgudubyo ka dhan ah aadanaha oo ay ka mid yihiin in la weeraray dadka rayidka ah, kufsi iyo boob loo geystay Cisbitaallo.<\/p>\n<p>kumanaan dad ah ayaa ku hoy waayey dagaallada, kooxaha gargaarkuna waxay sheegeen in aanay si nabad ah u shaqeyn karin.<\/p>\n<p>Dhowr waddan oo Afrikaan ah oo ay Suudaan ka mid tahay ayaa la soo sheegayaa in aanay ku qanacsanayn qabashada kulankan, iyaga oo ka cabsi qaba in uu carqaladeeyo wadahadallada xabbad joojinta ee socda.<\/p>\n<p>Waxaa kulanka ku baaqay Britain, Maraykanka, Jarmalka iyo Sucuudiga.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office\u00a0<\/strong><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>N.Y (Arabsiyo) &#8211; Golaha xuquuqul insaanka ee Qaramada Midoobey ayaa kulan deg-deg ah isugu imaanaya magaalada Geneva halkaas oo lagaga hadli doono colaadda Suudaan ka jirta. Waxaa jira War-bixinno isasoo taraya oo sheegaya in la geystay xadgudubyo ka dhan ah aadanaha oo ay ka mid yihiin in la weeraray dadka rayidka ah, kufsi iyo boob [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":72214,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-72333","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/Colaadda-Suudaan.jpg?fit=624%2C415&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-iOF","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72333","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=72333"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72333\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":72334,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72333\/revisions\/72334"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/72214"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=72333"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=72333"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=72333"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}