{"id":72310,"date":"2023-05-04T22:33:00","date_gmt":"2023-05-04T22:33:00","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=72310"},"modified":"2023-05-04T22:33:00","modified_gmt":"2023-05-04T22:33:00","slug":"doorashada-turkiga-oo-meel-xaasaasi-ah-maraysa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/05\/04\/doorashada-turkiga-oo-meel-xaasaasi-ah-maraysa\/","title":{"rendered":"Doorashada Turkiga Oo Meel Xaasaasi Ah Maraysa"},"content":{"rendered":"<p>Ankara (Arabsiyo) &#8211; Waxaa meel adag maraya ololaha doorashada madaxtinimada ee Dalka Turkiga, taasi oo la qabanayo 14-ka Bishan May.<\/p>\n<p>Doorashadan, oo ah tii ugu adkeyd ee uu wajaho Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan, ayaa si weyn indhaha loogu wada hayaa, iyada oo la eegayo saameynta ay natiijada doorashadu ka beddeli karto siyaasadda arrimaha dibedda ee Turkiga.<\/p>\n<p>Erdogan iyo hoggaamiyaha isbahaysiga mucaaradka ayaa ballan qaaday in ay hagaajinayaan xidhiidhka xiisadaha badan ay ku harayraysan yihiin ee u dhexeeya Dalalka Turkiga iyo Maraykanka.<\/p>\n<p>Doorashadan waxa ku tartamaya Madaxweynaha xilka haya Recep Tayyip Erdogan iyo Kemal Kilicdaroglu oo matalaya Isbahaysi ka kooban Lix Xisbi siyaasadeed.<\/p>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office\u00a0<\/strong><\/h4>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ankara (Arabsiyo) &#8211; Waxaa meel adag maraya ololaha doorashada madaxtinimada ee Dalka Turkiga, taasi oo la qabanayo 14-ka Bishan May. Doorashadan, oo ah tii ugu adkeyd ee uu wajaho Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan, ayaa si weyn indhaha loogu wada hayaa, iyada oo la eegayo saameynta ay natiijada doorashadu ka beddeli karto siyaasadda arrimaha dibedda ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":72311,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-72310","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/01000000-0aff-0242-4dc9-08db1e593819_w408_r1_s-1.jpg?fit=408%2C230&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-iOi","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72310","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=72310"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72310\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":72312,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72310\/revisions\/72312"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/72311"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=72310"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=72310"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=72310"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}