{"id":72303,"date":"2023-05-04T17:23:33","date_gmt":"2023-05-04T17:23:33","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=72303"},"modified":"2023-05-04T17:24:36","modified_gmt":"2023-05-04T17:24:36","slug":"booliska-oo-soo-qabtay-nin-hargeysa-ku-dilay-aabbihii","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/05\/04\/booliska-oo-soo-qabtay-nin-hargeysa-ku-dilay-aabbihii\/","title":{"rendered":"Booliska Oo Soo Qabtay Nin Hargeysa Ku Dilay Aabbihii"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) &#8211; Ciidammada Booliska Somaliland, ayaa Gacanta ku soo dhigay nin lagu Magacaabo Ciise Maxamed Yuusuf, kaasi oo ku eedaysan inuu Dilay Aabbihii.<\/p>\n<p>War qoraal ah oo Taliska Ciidamada Booliska Somaliland soo saareen isla-markaana ay ku faahfaahiyeen Qabashada Eedaysanahaasi, ayaa u qornaa sidan &#8220;Ciidanka Booliska JSL ayaa gacanta ku soo dhigay Eedaysane Ciise Maxamed Yuusuf.<\/p>\n<p>Eedaysanahan ayaa ku eedaysan in uu ku dilay Aabihii Marxuum Maxamed Yuusuf Aadan 1\/5\/2023 .<\/p>\n<p>Ciidanka ayaa hawl-gal ku baadi goobaayay tan iyo maalinkii uu dilka gaystay Eedaysanuhu, waxayna ugu Dambayn ka soo qabteen Magaalo Xuduudeeda Wajaale.<\/p>\n<p>Ciidanku waxa uu ugu baaqaayaa cid kasta oo isku dayda amni-darro in ay gacan bir ah ku soo qaban doonaan iyagoo ILAAHAY talo saaranaaya.<\/p>\n<p>Ugu Dambayn Ciidanka Boolisku waxa uu shacabka Somaliland guud ahaantood ku amaanayaa kala shaqaynta amniga iyo xogaha ay mar waliba la soo wadaagaan.&#8221;<\/p>\n<h4><\/h4>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office<\/strong><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) &#8211; Ciidammada Booliska Somaliland, ayaa Gacanta ku soo dhigay nin lagu Magacaabo Ciise Maxamed Yuusuf, kaasi oo ku eedaysan inuu Dilay Aabbihii. War qoraal ah oo Taliska Ciidamada Booliska Somaliland soo saareen isla-markaana ay ku faahfaahiyeen Qabashada Eedaysanahaasi, ayaa u qornaa sidan &#8220;Ciidanka Booliska JSL ayaa gacanta ku soo dhigay Eedaysane Ciise Maxamed [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":62028,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-72303","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Ciidanka-Booliska.jpg?fit=640%2C360&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-iOb","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72303","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=72303"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72303\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":72305,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72303\/revisions\/72305"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/62028"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=72303"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=72303"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=72303"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}