{"id":72298,"date":"2023-05-04T17:17:27","date_gmt":"2023-05-04T17:17:27","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=72298"},"modified":"2023-05-04T17:17:46","modified_gmt":"2023-05-04T17:17:46","slug":"gabadh-soomaaliyeed-oo-lagu-dilay-dalka-kanada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/05\/04\/gabadh-soomaaliyeed-oo-lagu-dilay-dalka-kanada\/","title":{"rendered":"Gabadh Soomaaliyeed Oo Lagu Dilay Dalka Kanada"},"content":{"rendered":"<p>Kanada (Arabsiyo) &#8211; Isu soo baxyo caddaalad loogu raadinayo gabadh lagu dilay dalka Kanada ayaa ka socda magaalooyin kala duwan oo ku yaalla dalkaasi, ka dib markii dib loo dhigay xukunka haweeney lagu eedeeyay dilka gabadhan.<\/p>\n<p>Hodan Xaashi, ayaa billowgii bishii November ee sanadkii hore lagu dilay magaalada Saskatoon ee gobolka Saskatchewan.<\/p>\n<p>Paige Theriault-Fisher, oo 22 jir ah, ayaa lala xidhiidhiyey dilka Hodan oo 23 jir ahayd.<\/p>\n<p>Paige ayaa xukunka kadib lagu sii daayay damaanad $5,000 oo lacagta Kanada ah.<\/p>\n<p>Qoraal ka soo baxay qoyska Hodan oo laga hor akhriyay dibadbaxayaasha ayaa lagu sheegay in \u201cgo\u2019aanka dacwad-oogayaasha uu yahay mid laga naxo\u201d.<\/p>\n<p>Dibadbaxayaasha ayaa isugu soo baxay guriga dowladda hoose, ka hor inta ayna socod ku marin badhtamaha magaalada ilaa goobtii lagu dilay, iyaga oo codsanaya in caddaaladda la horkeeno gabadha lagu eedeeyay dilka Hodan.<\/p>\n<p>Dacwad-oogayaasha ayaa haatan go\u2019aan ku gaadhay in dagaalka labada gabdhood uu ahaa mid labo dhinac ah, laakiin Qoyska Hodan ayaa sheegay inaysan ku qanacsaneyn go&#8217;aanka.<\/p>\n<h4><\/h4>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office<\/strong><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kanada (Arabsiyo) &#8211; Isu soo baxyo caddaalad loogu raadinayo gabadh lagu dilay dalka Kanada ayaa ka socda magaalooyin kala duwan oo ku yaalla dalkaasi, ka dib markii dib loo dhigay xukunka haweeney lagu eedeeyay dilka gabadhan. Hodan Xaashi, ayaa billowgii bishii November ee sanadkii hore lagu dilay magaalada Saskatoon ee gobolka Saskatchewan. Paige Theriault-Fisher, oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":72299,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-72298","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/Kanada.jpg?fit=800%2C796&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-iO6","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72298","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=72298"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72298\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":72301,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72298\/revisions\/72301"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/72299"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=72298"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=72298"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=72298"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}