{"id":72296,"date":"2023-05-04T17:13:49","date_gmt":"2023-05-04T17:13:49","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=72296"},"modified":"2023-05-04T17:18:54","modified_gmt":"2023-05-04T17:18:54","slug":"somaliland-oo-ka-jawaabtay-faro-gelin-soomaaliya-ku-samaysay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/05\/04\/somaliland-oo-ka-jawaabtay-faro-gelin-soomaaliya-ku-samaysay\/","title":{"rendered":"Somaliland Oo Ka Jawaabtay Faro-gelin Soomaaliya Ku Samaysay"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) &#8211; Fadhigii 110aad ee Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha\u00a0Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa war-bixin guud oo la xidhiidha amniga dalka lagaga dhegeystay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, mudane, Maxamed Kaahin Axmed, sidoo kale waxa goluhu war-biximo ka kala dhegeystay Wasiirrada Wasaaradaha, Qorshaynta iyo Horumarinta Qaranka, Dr. Axmed Aadan Buuxane, Horumarinta Maaliyadda, Dr Sacad Cali Shire, Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka, mudane Cabdirisaaq Ibraahim Maxamed.<\/p>\n<p>Goluhu waxa uu dood dheer iyo falaqayn ka yeeshay arrimo ay ka mid tihiin diyaar garowga sannad guurada 32aad ee ka soo wareegtay la soo noqoshada madax-banaanida Jamhuuriyadda Somaliland ee 18-MAY-1991, Fulinta Qorshaha Horumarinta Qaranka ee 3aad (NDP3), xeerka gaadiidka iyo waddo-marista iyo qodobo kale oo Qaranka muhiim u ah.<\/p>\n<p><strong>Waxaana golaha ka soo baxay qodobbo ay ka mid yihiin:-<\/strong><\/p>\n<ol>\n<li>Xuska 18 May ee Sannad Guuradda 32aad ee ka soo wareegtay Dib-ula-soo-noqoshadii Madax-banaanida Jamhuuriyadda Somaliland awgeed, waxa uu Goluhu ugu baaqay in Shacabka iyo Ciidanka Qaabilsan Amniga Gudaha Jamhuuriyadda Somaliland, sidii caadada iyo dhaqanka u ahayd ay iskaga kaashadaan ilaalinta nabadda dalka, isla markaana ciidanku ay si gaar ah xil-weyn iska saaraan xoojinta Amniga, iyada oo Ciidammada ku hawlan Difaaca Guud ee Qarankuna ku sugnaan doonaan xarumahoodii.<\/li>\n<li>In aanay Qaranka Somaliland khusaynin Tiro koobka ay Soomaaliya ay ku dhawaaqday in ay waddo, maxaa yeelay Jamhuuriyadda Somaliland waa dal gaar u taagan jiritaan ahaanna ka horreeyey Soomaaliya, xuduudeheeda Afarta Jahana ay cad yihiin, waana xuduudo caalami ah. Sidaa darteed, Jamhuuriyadda Somaliland iyo Xuduudaheedu waxay u jiraan si sharci ah (de jure).<\/li>\n<li>In Hay\u2019adaha Dawladu ay fuliyaan Qorshaha Horumarinta Qaranka ee 3aad (NDP3).<\/li>\n<\/ol>\n<p>Ugu dambayn, Garyaqaanka Guud ee Qaranka iyo Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka ayaa sharaxaad ka bixiyey Kaabista iyo Wax-ka beddelka Xeerka Gaadiidka iyo Waddo-marista (Xeer Lr.56\/2023). Intaas ka dib goluhu waxa dood iyo falan-qayn dheer ka yeeshay Xeerkaas, iyagoo u ballamay in doodu sii socon doonto shirarka dembe ee Golaha.&#8221;<\/p>\n<p><strong>ALLAA MAHAD LEH<\/strong><\/p>\n<p><strong>Naasir Yuusuf Daahir<\/strong><\/p>\n<p><strong>Agaasimaha Warbaahinta Madaxtooyada JSL.<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) &#8211; Fadhigii 110aad ee Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha\u00a0Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa war-bixin guud oo la xidhiidha amniga dalka lagaga dhegeystay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, mudane, Maxamed Kaahin Axmed, sidoo kale waxa goluhu war-biximo ka kala dhegeystay Wasiirrada Wasaaradaha, Qorshaynta iyo Horumarinta Qaranka, Dr. Axmed Aadan Buuxane, Horumarinta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":50518,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-72296","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/biixi.jpg?fit=960%2C640&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-iO4","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72296","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=72296"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72296\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":72302,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72296\/revisions\/72302"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/50518"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=72296"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=72296"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=72296"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}