{"id":72263,"date":"2023-05-02T16:26:22","date_gmt":"2023-05-02T16:26:22","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=72263"},"modified":"2023-05-02T16:26:22","modified_gmt":"2023-05-02T16:26:22","slug":"somaliland-wasiir-loo-dhaariyey-xildhibaannimo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/05\/02\/somaliland-wasiir-loo-dhaariyey-xildhibaannimo\/","title":{"rendered":"Somaliland: Wasiir Loo Dhaariyey Xildhibaannimo"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) \u2013 Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Somaliland Aadam X. Cali Axmed, ayaa Maanta Xildhibaanimo u dhaariyey Wasiirka Wasaaradda Maalgeshiga marwo Aamina Cilmi Fariid Badeed, taasi oo buuxin doonta Booskii uu baneeyay Alle ha u naxariistee Xildhibaan Nuur Cismaan Guuleed oo golaha Wakiillada ka mid ahaa oo dhawaan Geeriyooday.<\/p>\n<p>War qoraal ah oo ka soo baxay Maxkamadda Sare ee Somaliland, ayaa u qornaa sidan \u201cGuddoomiyaha Maxkamadda Sare ahna Guddoomiyaha Guddida Cadaaladda Jamhuuriyadda Somaliland Aadam X. Cali Axmed, ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 02\/05\/2023-ka, dhaariyay marwo Aamina Cilmi Fariid Badeed, oo laga bilaabo maanta ka mid noqonaysa Xildhibaanada Golaha Wakiilada JSL.<\/p>\n<p>Xildhibaan Aamina Cilmi Fariid Badeed ayaa buuxisay jago ka banaanaatay Golaha wakiillada, taasi oo uu baneeyay AHN marxuum xildhibaan Nuur Cismaan Guuleed Warsame, oo ka mid ahaa mudanayaashii xisbiga UCID ee laga soo doortay gobolka Awdal.<\/p>\n<p>Guddida Doorashooyinka Qaranka ayaa Maxkamadda Sare ee dalka JSL u soo gudbiyay 30-kii bishii afraad codsi ay ku dalbanayaan, in loo dhaariyo marwo Aamina Cilmi Fariid Badeed jagada ka banaanaatay Golaha Wakiilada, si ay u gudato waajibaadkeeda shaqo.<\/p>\n<p>Dhaarinta ka dib Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Aadam Xaaji Cali, waxa uu kula dardaarmay xildhibaannada in ay qaranka ugu adeegto si daacad ah, waxaanu ALLE uga baryay in uu u fududeeyo masuuliyada culus ee loo igmaday.\u201d<\/p>\n<h4><\/h4>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office<\/strong><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) \u2013 Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Somaliland Aadam X. Cali Axmed, ayaa Maanta Xildhibaanimo u dhaariyey Wasiirka Wasaaradda Maalgeshiga marwo Aamina Cilmi Fariid Badeed, taasi oo buuxin doonta Booskii uu baneeyay Alle ha u naxariistee Xildhibaan Nuur Cismaan Guuleed oo golaha Wakiillada ka mid ahaa oo dhawaan Geeriyooday. War qoraal ah oo ka soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":72264,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-72263","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/Maxkamadda-Sare.jpg?fit=2048%2C1365&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-iNx","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72263","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=72263"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72263\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":72265,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72263\/revisions\/72265"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/72264"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=72263"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=72263"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=72263"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}