{"id":72258,"date":"2023-05-01T18:40:40","date_gmt":"2023-05-01T18:40:40","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=72258"},"modified":"2023-05-01T18:40:40","modified_gmt":"2023-05-01T18:40:40","slug":"deg-deg-laba-qof-oo-ku-geeriyooday-daad-ku-qaaday-galbeedka-hargeysa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/05\/01\/deg-deg-laba-qof-oo-ku-geeriyooday-daad-ku-qaaday-galbeedka-hargeysa\/","title":{"rendered":"Deg-deg: Laba Qof Oo Ku Geeriyooday Daad Ku Qaaday Galbeedka Hargeysa"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) &#8211; Ugu\u00a0 yaraan 2 qof ayaa ku Geeriyooday dooxa Huluuq oo dhaca galbeedka Magaalada Hargaysa, ka dib markii uu qaaday baabuur ay wateen.<\/p>\n<p>Sida goobjoogayaal warbaahinta u sheegeen baabuurka daadku qaaday oo ahaa Lankurusar, ayaa dhex galay dooxa oo biyo badani marayaan, waxaana la xaqiijiyey Geerida 2 Dhalinyaro Rag ah oo ka mid ahaa 3 Qof oo gaadhiga la socday.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&#8220;Wallaahi geeri foolxun ayaa ka dhacday gaadhi laankurusar ah oo madow oo na daba joogay ayaa dhaqaaqay, waar ha dhaqaaqin ayaanu nidhi, isaguna wuu dhego adaygay kadib markuu dooxa badhtankiisa marayo ayuu dooxu qalibay gaadhiga..&#8221; ayuu sheegay Qof goobjooge ahaa<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay in ay isku dayeen in ay badbaadiyaan, laakiin biyaha dooxa oo awood badnaa darteed ay u suuragali wayday.<\/p>\n<p>Labada Qof ee Geeridooda la xaqiijiyey, ayaa Magacyadoodu kala yihiin Fadxi Cabdi Sarreeye iyo Jimcaale.<\/p>\n<p>Dooxyada mara magaalada Hargaysa iyo hareeraheeda ayaa sannad kasta xilli roobaadka galaafta nafo badan, waxaana ugu danbaysay haweenay lagu magacaabi jiray Najax oo geeriyootay kadib markii uu dooxa Hargaysa la tagay baabuur ay la socotay 31 March 2023.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office\u00a0<\/strong><\/h4>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) &#8211; Ugu\u00a0 yaraan 2 qof ayaa ku Geeriyooday dooxa Huluuq oo dhaca galbeedka Magaalada Hargaysa, ka dib markii uu qaaday baabuur ay wateen. Sida goobjoogayaal warbaahinta u sheegeen baabuurka daadku qaaday oo ahaa Lankurusar, ayaa dhex galay dooxa oo biyo badani marayaan, waxaana la xaqiijiyey Geerida 2 Dhalinyaro Rag ah oo ka mid [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":27932,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-72258","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/111.jpg?fit=640%2C360&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-iNs","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72258","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=72258"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72258\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":72259,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72258\/revisions\/72259"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/27932"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=72258"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=72258"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=72258"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}