{"id":72243,"date":"2023-05-01T14:57:58","date_gmt":"2023-05-01T14:57:58","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=72243"},"modified":"2023-05-01T14:57:58","modified_gmt":"2023-05-01T14:57:58","slug":"madaxweyne-muuse-biixi-oo-farriin-u-diray-shaqaale-weynaha-somaliland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/05\/01\/madaxweyne-muuse-biixi-oo-farriin-u-diray-shaqaale-weynaha-somaliland\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Muuse Biixi Oo Farriin U Diray Shaqaale-weynaha Somaliland"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) \u2013 Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa dhambaal Hambalyo ah u diray shaqaale-weynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Xuska Maalinta Shaqaalaha Adduunka awgeed.<\/p>\n<p>Dhambaal Hambalyo ah oo uu Madaxweynuhu u diray Shaqaalaha Somaliland, 1-da May oo ku beegan Maalinta Shaqaalaha Adduunka, ayaa u qornaa sidan \u201cMadaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu munaasibadda 1-da May awgeed, hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan Shaqaale-weynaha Jamhuuriyadda Somaliland.<\/p>\n<p>Madaxweynuhu wuxuu shaqaalaha Jamhuuriyadda Somaliland, uga mahadnaqay gudashada xilalka iyo masuuliyadaha kala duwan ee ay Qaranka u hayaan iyo sida hagar la\u2019aanta ah ee ay ugu dhabar adaygaan duruufaha nololeed ee kala duwan ee ay ku shaqeeyaan.<\/p>\n<p>Sidoo kale Madaxweynuhu wuxuu Shaqaale-weynaha Jamhuuriyadda Somaliland, ALLE uga baryey inuu ku asturo shaqooyinka kala duwan ee ay Qarankooda u hayaan, xuskan xuskiisana ku gaadhsiiyo nabadqab, horumar iyo badhaadhe, waxaanu kula dardaarmay Madaxweynuhu inay joogteeyaan saacadaha shaqada si waddaniyad iyo xilkasnimo ku dheehan tahayna u gutaan waajibaadka Qaran ee ka saaran hawlaha shaqo ee ay Qaranka u hayaan.\u201d<\/p>\n<h4><\/h4>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office<\/strong><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) \u2013 Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa dhambaal Hambalyo ah u diray shaqaale-weynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Xuska Maalinta Shaqaalaha Adduunka awgeed. Dhambaal Hambalyo ah oo uu Madaxweynuhu u diray Shaqaalaha Somaliland, 1-da May oo ku beegan Maalinta Shaqaalaha Adduunka, ayaa u qornaa sidan \u201cMadaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu munaasibadda 1-da [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":42729,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-72243","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/04\/Madaxweynaha-MBC.png?fit=443%2C314&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-iNd","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72243","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=72243"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72243\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":72244,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72243\/revisions\/72244"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/42729"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=72243"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=72243"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=72243"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}