{"id":72229,"date":"2023-05-01T13:37:58","date_gmt":"2023-05-01T13:37:58","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=72229"},"modified":"2023-05-01T13:37:58","modified_gmt":"2023-05-01T13:37:58","slug":"guddoomiyaha-xafiiska-imtixaanka-somaliland-oo-codsaday-in-lagala-shaqeeyo-la-dagaalanka-qishka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/05\/01\/guddoomiyaha-xafiiska-imtixaanka-somaliland-oo-codsaday-in-lagala-shaqeeyo-la-dagaalanka-qishka\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha Xafiiska Imtixaanka Somaliland Oo Codsaday In Lagala Shaqeeyo La-dagaalanka QISHKA"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) \u2013 Guddoomiyaha Xafiiska Imtixaannaadka Qaranka Somaliland Daa\u2019uud Axmed Faarax (Daa\u2019uud Gadh-weyne), ayaa Dhammaan Hay\u2019adaha Dawladda iyo qaybaha kala duwan ee Bulshada ka codsaday in lagala shaqeeyo la dagaalanka Qishka, maaddaama oo la gaadhay xilliga la galayo Imtixaannaadka Qaranka.<\/p>\n<p>Guddoomiye Daa\u2019uud oo ka hadlayey Magaalada Hargeysa, ayaa sheegay in dhibaatada ugu weyn ee xilliyada Imtixaannaadka uu xafiisku maro ay tahay in la dagalaanka Qishka, sidaa darteed lagala shaqeeyo sidii Mashkiladdaa loola suulin lahaa.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha oo arrimahaa ka hadlayaana wuxuu yidhi \u201cQishka Imtixaanaadka waxa Atoore u ah Moobaylkaa (Smart Phone), Annaga Ciladdayadu waa taas, sidaa awgeed waxaanu ka codsanaynaa laamaha Dawladda, Waalidiinta Ardayda, Aqoonyahannada iyo Cid kasta oo kale sida Hay\u2019adaha nala shaqeeya oo \u00a0nagala hawl-gala..\u201d<\/p>\n<p>Guddoomiye Gadh-weyne wuxuu u soo jeediyey Dadweynaha inay keenaan Fikir ama Aragti lagu suulin karo Qishka ama kala eegashada Ardayda iyo Qishka Ardayda \u201cSomaliland waa laga Xishoon jiray Qishka oo ceeb buu ka ahaan jiray..\u201d ayuu yidhi Daa\u2019uud Axmed Faarax<\/p>\n<h4><\/h4>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office<\/strong><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) \u2013 Guddoomiyaha Xafiiska Imtixaannaadka Qaranka Somaliland Daa\u2019uud Axmed Faarax (Daa\u2019uud Gadh-weyne), ayaa Dhammaan Hay\u2019adaha Dawladda iyo qaybaha kala duwan ee Bulshada ka codsaday in lagala shaqeeyo la dagaalanka Qishka, maaddaama oo la gaadhay xilliga la galayo Imtixaannaadka Qaranka. Guddoomiye Daa\u2019uud oo ka hadlayey Magaalada Hargeysa, ayaa sheegay in dhibaatada ugu weyn ee xilliyada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":72230,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-72229","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/Daauud-Gadhweyne.jpg?fit=301%2C167&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-iMZ","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72229","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=72229"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72229\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":72231,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72229\/revisions\/72231"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/72230"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=72229"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=72229"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=72229"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}