{"id":72207,"date":"2023-04-29T16:31:05","date_gmt":"2023-04-29T16:31:05","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=72207"},"modified":"2023-04-29T16:31:05","modified_gmt":"2023-04-29T16:31:05","slug":"colaadda-suudaan-dirawallada-oo-dadka-ku-xujeynaya-40000-si-ay-xadka-uga-gudbaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/04\/29\/colaadda-suudaan-dirawallada-oo-dadka-ku-xujeynaya-40000-si-ay-xadka-uga-gudbaan\/","title":{"rendered":"Colaadda Suudaan: Dirawallada Oo Dadka Ku Xujeynaya $40,000, Si Ay Xadka Uga Gudbaan  \u00a0"},"content":{"rendered":"<p>Khartuum (Arabsiyo) &#8211; Qoys ka qaxay dalka Suudaan, ayaa sheegay inay ka mid yihiin kumannaan Qoys oo ku xayiran xadka Masar, sababo la xidhiidha dirawallada oo dalbanaya $40,000 oo u dhiganta (\u00a331,810), si looga kireeyo ay soohdinta uga tallaabaan.<\/p>\n<p>Dadka ku safraya basaska oo kaliya, haystana ruqsadaha gaarka ah, ayaa ka gudbi kara xadka. Iskaga kala tallaabista lugta, ayaa ah mamnuuc.<\/p>\n<p>Waxa jira qoys ka kooban toddobo qof, oo ay ku jiraan saddex carruur ah oo da\u2019doodu ka yar tahay 10 sano jir, ayaa ka baxsaday dagaalladii ka dhacay magaalada caasimadda Khartuum laba maalmood ka hor.<\/p>\n<p>Fadi Atabani, ayaa sheegay in qoyskiisa, oo ay ku jirto haweeney 88 jir ah, ay ku xayiran yihiin xadka.<\/p>\n<p>&#8220;Halkan waxaa ku sugan kumannaan dad ah. Ma jirto meel ay degaan.<\/p>\n<p>Xubnaha inta badan qoyskani, ayaa waxay heystaan dhalashada Ingiriiska, sidaas darted, Atabani, ayaa waxa uu ka codsanaya maamulka UK gargaar iney u fdiyaan.<\/p>\n<h4><\/h4>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office<\/strong><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khartuum (Arabsiyo) &#8211; Qoys ka qaxay dalka Suudaan, ayaa sheegay inay ka mid yihiin kumannaan Qoys oo ku xayiran xadka Masar, sababo la xidhiidha dirawallada oo dalbanaya $40,000 oo u dhiganta (\u00a331,810), si looga kireeyo ay soohdinta uga tallaabaan. Dadka ku safraya basaska oo kaliya, haystana ruqsadaha gaarka ah, ayaa ka gudbi kara xadka. Iskaga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":72208,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-72207","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/Dagaalka-Suudaan.jpg?fit=624%2C335&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-iMD","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72207","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=72207"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72207\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":72209,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72207\/revisions\/72209"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/72208"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=72207"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=72207"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=72207"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}