{"id":72197,"date":"2023-04-27T19:55:03","date_gmt":"2023-04-27T19:55:03","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=72197"},"modified":"2023-04-27T19:55:03","modified_gmt":"2023-04-27T19:55:03","slug":"norway-oo-ka-qayb-qaadanaysa-wada-hadallada-somaliland-iyo-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/04\/27\/norway-oo-ka-qayb-qaadanaysa-wada-hadallada-somaliland-iyo-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Norway Oo Ka Qayb-qaadanaysa Wada-hadallada Somaliland Iyo Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (Arabsiyo) &#8211; Dawladda Norway, ayaa sheegtay inay ka qayb-qaadanayso Wada-hadallada Somaliland iyo Soomaaliya oo la filayo inay dhawaan dib u bilaabmaan.<\/p>\n<p>Ergayga Madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan Wada-hadallada Somaliland Cabdikariin Xuseen Guuleed oo la kulmay Ergayga Norway u qaabilsan Wada-hadallada iyo dib u heshiisiinta Heidi Johansen, ayaa ka warramay waxyaabaha ay kaga wada-hadleen kulan ay yeesheen.<\/p>\n<p>War qoraal ah oo Cabdikariin Xuseen Guuleed ku faahfaahiyey kulanka uu la yeeshay Masuulka Reer Norway, ayaa u qornaa sidan &#8220;Waxaan maanta kullan midho-dhal ah la qaatay Ergeyga Arrimaha wada-hadallada iyo dib u heshiisiinta u qaabilsan Dowladda Norway Ms. Heidi Johansen oo aan ka wada-hadalanay hannaanka ugu wanaagsan ee loo wajihi karo xall u helida Arrimaha Somaliland.<\/p>\n<p>Ergayga ayaan warbixin ka siiyay sida ay nooga go&#8217;an tahay dib u bilaabidda iyo dardargalinta wada-hadallada Jamhuuriyadda Fedaralka Soomaaliya iyo Somaliland, waxaana la wadaagnay in Dowladdeenu ay diyaar u tahay wax kasta oo looga gun-gaadhayo Arrimaha Somaliland.<\/p>\n<p>Dhankeeda Ms. Heidi Johansen ayaa noo muujisay sida ay diyaarka ugu yihiin in ay Soomaaliya garab istaagaan xilli kasta, sidoo kalana ay gacan ka geysan doonaan ka midho-dhallinta Wada-hadallada Somaliland.&#8221;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office\u00a0<\/strong><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (Arabsiyo) &#8211; Dawladda Norway, ayaa sheegtay inay ka qayb-qaadanayso Wada-hadallada Somaliland iyo Soomaaliya oo la filayo inay dhawaan dib u bilaabmaan. Ergayga Madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan Wada-hadallada Somaliland Cabdikariin Xuseen Guuleed oo la kulmay Ergayga Norway u qaabilsan Wada-hadallada iyo dib u heshiisiinta Heidi Johansen, ayaa ka warramay waxyaabaha ay kaga wada-hadleen kulan ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":63984,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-72197","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/flags-norway-and-denmark-on-a-white-background-vector-25865898.jpg?fit=1000%2C913&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-iMt","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72197","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=72197"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72197\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":72198,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72197\/revisions\/72198"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/63984"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=72197"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=72197"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=72197"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}