{"id":72188,"date":"2023-04-26T21:34:50","date_gmt":"2023-04-26T21:34:50","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=72188"},"modified":"2023-04-26T21:34:50","modified_gmt":"2023-04-26T21:34:50","slug":"somaliland-oo-hargeysa-ku-qabatay-hub-loo-waday-maleeshiyaadka-laascaanood","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/04\/26\/somaliland-oo-hargeysa-ku-qabatay-hub-loo-waday-maleeshiyaadka-laascaanood\/","title":{"rendered":"Somaliland Oo Hargeysa Ku Qabatay Hub Loo Waday Maleeshiyaadka Laascaanood"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) \u2013 Ciidammada amaanka Somaliland, ayaa Gacanta ku dhigayHub la doonayey in si qarsoodiya loo soo geliyo Somaliland.<\/p>\n<p>Ciidammada Amaanka oo heegan buuxa ku jira isla-markaana isha ku haya dhaqdhaqaqa iyo Xeeladaha Cadowgu adeegsanayo, ayaa Garoonka diyaaradaha ee Hargeysa ku qabtay hub lagu sheegay illaa 50 Qori oo ah nooca diiradda leh ee Mastaafada fog wax lagaga dili karo.<\/p>\n<p>Hubkan oo inta la furfuray lagu soo dhex qariyey Kartoono, ayaa Ciidammada amnigu qabteen, ka dib markii baadhitaano lagu sameeyay wixii lagu soo dhex qariyey.<\/p>\n<p>Ma jiro War laamaha Amaanka ee Somaliland ka soo saareen qabashada hubkan, laakiin Ilo-wareedyo ayaa Warbaahinta Arabsiyo News u xaqiijiyey in Ciidammadu qabteen Hubkaasi iyo Dadkii sitayba, inkasta oo aan Arabsiyo ogaanin Tirada Dadka lagu qabtay Hubka laga soo dejiyey Madaarka Cigaal ee Hargeysa.<\/p>\n<p>Dadka la qabtay, ayaa Ciidammada ammaanku u dhaadhiciyeen Xarumaha dambi-baadhista, si loo bilaabo baadhista, halkan laga keenay, halka loo waday iyo Qorsheyaasha ka dambeeya.<\/p>\n<p>Xogo dheeraad ah oo laga helay hubkan la qabtay, ayaa sheegaya in Hubkan loo waday kooxaha Huwanta ah ee dagaallada ka wada Magaalada Laascaanood.<\/p>\n<p>Warku wuxuu intaa ku darayaa in Hubka uu wehelinayey Qalabka habednkii Ciidamadu wax ku arkaan iyo qalabka lumiya dhawaaqa rasaasta.<\/p>\n<p>Hubka iyo Qalabka kale ee gacanta lagu dhigay, ayaa Dadkii sitay ugu Talo-galeen inay ka dajiyaan Garoomada diyaaradaha ee Muqdisho ama Garoowe, Hase-yeeshee qorshahaasi ayaa fashilmay, ka dib markii diyaaradda sidday ay ku soo horraysay Hargeysa oo ay ahayd Inay timaaddo marka ay Muqdisho ama Garoowe soo marto, taasina waxay suurto-galisay qabashada Hubkaasi.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office\u00a0<\/strong><\/h4>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) \u2013 Ciidammada amaanka Somaliland, ayaa Gacanta ku dhigayHub la doonayey in si qarsoodiya loo soo geliyo Somaliland. Ciidammada Amaanka oo heegan buuxa ku jira isla-markaana isha ku haya dhaqdhaqaqa iyo Xeeladaha Cadowgu adeegsanayo, ayaa Garoonka diyaaradaha ee Hargeysa ku qabtay hub lagu sheegay illaa 50 Qori oo ah nooca diiradda leh ee Mastaafada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":72189,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-72188","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/download-14-2.jpeg?fit=323%2C156&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-iMk","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72188","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=72188"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72188\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":72190,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72188\/revisions\/72190"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/72189"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=72188"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=72188"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=72188"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}