{"id":72181,"date":"2023-04-26T17:40:52","date_gmt":"2023-04-26T17:40:52","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=72181"},"modified":"2023-04-26T17:41:53","modified_gmt":"2023-04-26T17:41:53","slug":"midowga-yurub-oo-4-5-milyan-dollar-ugu-deeqaya-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/04\/26\/midowga-yurub-oo-4-5-milyan-dollar-ugu-deeqaya-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Midowga Yurub Oo $ 4.5 Milyan Dollar Ugu Deeqaya Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (Arabsiyo) &#8211; Midowga Yurub, ayaa kaga dhawaaqay\u00a0 magaalada Muqdisho inuu ka fulinayo deegaano ka tirsan gobolada dalkaasi Mashruuc ku kacaya Adduun lacageed oo gaadhaya 4.5 Milyan oo Yuuro.<\/p>\n<p>Mashruucan ayaa ah mid loogu talo-galay xasilinta deegaanada iyo degmooyinka laga xoreeyay Ururka Al-shabaab ee ku yaalla gobolada dalka, gaar ahaan deegaanada maamulada kala ah Galmudug, Hirshabeelle, Koonfur Galbeed iyo Jubbaland.<\/p>\n<p>Deegaanada laga xoreeyay Al-shabaab ayaa mashruucaan looga hirgalinaya qodista Ceelal biyoodyo, dhismaha saldhigyo Boolis ah, rakibidda laydhadhka Cadceedda ku shaqeeya iyo waliba qabashada kulamo dib u heshiisiin ah oo loo sameenayo dadka ku nool deegaannada laga saaray kooxda Al-shabaab.<\/p>\n<p>Mashruucan ayaa la tilmaamay in wejigiisa koowaad laga bilaabayo magaalooyinka kala ah Xarardheere, Ceeldheer, Maxaas, Matabaan, Teedaan, Raage ceele iyo Aadan Yabaal oo dhamaantood ah deegaanadii Al-shabaab laga xureeyay, islamarkaana ka tirsan maamulada Galmudug iyo Hirshabeelle.<\/p>\n<h4><\/h4>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office<\/strong><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (Arabsiyo) &#8211; Midowga Yurub, ayaa kaga dhawaaqay\u00a0 magaalada Muqdisho inuu ka fulinayo deegaano ka tirsan gobolada dalkaasi Mashruuc ku kacaya Adduun lacageed oo gaadhaya 4.5 Milyan oo Yuuro. Mashruucan ayaa ah mid loogu talo-galay xasilinta deegaanada iyo degmooyinka laga xoreeyay Ururka Al-shabaab ee ku yaalla gobolada dalka, gaar ahaan deegaanada maamulada kala ah Galmudug, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":72182,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-72181","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/2023426638181009212951266.jpg?fit=624%2C402&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-iMd","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72181","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=72181"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72181\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":72184,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72181\/revisions\/72184"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/72182"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=72181"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=72181"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=72181"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}