{"id":72165,"date":"2023-04-25T16:38:59","date_gmt":"2023-04-25T16:38:59","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=72165"},"modified":"2023-04-25T16:38:59","modified_gmt":"2023-04-25T16:38:59","slug":"ciidamada-qaranka-oo-ka-jawaabay-madaafiic-maleesjhiyaadka-laascaanood-ku-tuureen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/04\/25\/ciidamada-qaranka-oo-ka-jawaabay-madaafiic-maleesjhiyaadka-laascaanood-ku-tuureen\/","title":{"rendered":"Ciidamada Qaranka Oo Ka Jawaabay Madaafiic Maleesjhiyaadka Laascaanood Ku Tuureen"},"content":{"rendered":"<p>Laascaanood (Arabsiyo) &#8211; Ciidamada Qaranka Somaliland, ayaa ka jawaabay Madaafiic Maleeshiyaadka Laascaanood ku soo tuureen Fadhiisimadooda ku yaalla duleedka Laascaanood.<\/p>\n<p>Subaxnimadii Maanta, ayaa Maleeshiyaadka Nabad-diidka ahi fadhiisimada Ciidammada Qaranka ku soo tuureen Dhowr Hoobiye, laakiin Ciidammada Qaranka Somaliland oo heegan buuxa ku jira ayaa kaga jawaabay Madaafiic Culus oo ay la beegsadeen bartil-maameedyada ay ku sugan yihiin Maleeshiyaadka Nabad-diidka ah.<\/p>\n<p>Ciidammada Qaranka ee fadhiisimada ku leh jihooyinka Laascaanood, ayaa saddex Jiho Madaafiic kaga Tuuray Maleeshiyaadka, waxaana la soo sheegayaa in Madaafiicdaas ay sababeen khasaare soo gaadhay Nabad-diidka.<\/p>\n<p>Waxa la sheegay in Madaafiicdu dileen illaa 29 ka mid ah Maleeshiyaadka marka hore Madaafiicda ku tuuray Ciidammada Qaranka, waxaana jira Tobanaan Dhaawac ah.<\/p>\n<p>Warku wuxuu intaa ku darayaa in Ciidammada Qaranku gubeen 3 Gaadhi oo ka mid ahaa Tiknikada Ciidammada Puntland ee halkaas ku sugan iyo in Ciidanka Qaranku toogteen Diyaarad yar oo nooca Muuqaallada duubta ah oo Maleeshiyaadka ku sugan deegaanka Maraagu kiciyeen.<\/p>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office<\/strong><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Laascaanood (Arabsiyo) &#8211; Ciidamada Qaranka Somaliland, ayaa ka jawaabay Madaafiic Maleeshiyaadka Laascaanood ku soo tuureen Fadhiisimadooda ku yaalla duleedka Laascaanood. Subaxnimadii Maanta, ayaa Maleeshiyaadka Nabad-diidka ahi fadhiisimada Ciidammada Qaranka ku soo tuureen Dhowr Hoobiye, laakiin Ciidammada Qaranka Somaliland oo heegan buuxa ku jira ayaa kaga jawaabay Madaafiic Culus oo ay la beegsadeen bartil-maameedyada ay ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":72166,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-72165","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/Hoobiye.jpg?fit=302%2C167&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-iLX","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72165","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=72165"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72165\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":72167,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72165\/revisions\/72167"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/72166"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=72165"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=72165"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=72165"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}