{"id":72155,"date":"2023-04-24T14:36:20","date_gmt":"2023-04-24T14:36:20","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=72155"},"modified":"2023-04-24T14:36:20","modified_gmt":"2023-04-24T14:36:20","slug":"itoobiya-oo-wada-hadal-nabadeed-la-furaysa-jabhadda-oromada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/04\/24\/itoobiya-oo-wada-hadal-nabadeed-la-furaysa-jabhadda-oromada\/","title":{"rendered":"Itoobiya\u00a0 Oo Wada-hadal Nabadeed La Furaysa Jabhadda Oromada"},"content":{"rendered":"<p>Addis Ababa (Arabsiyo) &#8211; Ra\u2019iisul-wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed, ayaa Axaddii sheegay in dowladdiisa ay wada-hadal la furtay jabhadda Oromada ah ee OLA, oo ka dagaalanta gobolka Oromada, oo ah gobolka ugu weyn uguna dadka badan dalkaas.<\/p>\n<p>&#8220;Wada xaajoodka Oneg Shene, ayaa maalin ka dib ka bilaabmi doona dalka Tansaaniya,&#8221; ayuu yidhi Mr Abiy, isagoo magac kale u adeegsaday OLA.<\/p>\n<p>Wuxuu yidhi &#8220;Dowladda iyo shacabka Itoobiya waxay aad ugu baahan yihiin geeddi-socodkan wada-xaajoodka,&#8221; isagoo raaciyay, &#8220;Waxaan ka dalbanayaa dhammaan kooxaha inay qaybtooda ka qaataan wada hadalkan.&#8221;<\/p>\n<p>Abiy ayaa sidaas ku sheegay khudbad uu ugu dabbaaldegayay heshiiskii nabadeed, ee ay dowladdiisu la gashay Jabhadda Tigray (TPLF) bishii November ee sanadkii hore, si loo soo afjaro dagaalka Tigray-ga.<\/p>\n<p>Ma jiro wax tafaasiil ah oo intaas dhaafsiisan, oo uu ka bixiyay qaabka ay u dhacayaan wada-hadallada iyo dhexdhexaadiyeyaasha.<\/p>\n<p>Si kastaba ha ahaatee, wuxuu ka dalbaday dhammaan dhinacyada inay &#8220;xasuusnaadaan inaanan waxba laga faa&#8217;iideynin dagaal&#8221;.<\/p>\n<p>Bayaan ay soo saareen isniintii OLA, ayaa lagu xaqiijiyay wada hadalka, iyagoo sheegay inuu yahay &#8220;tallaabo muhiim ah oo wanaagsan oo loo qaaday sidii nabad waarta loogga dhalin lahaa gobolka&#8221;.<\/p>\n<p>Waxa ay sheegtay in dowladdu ay aqbashay shuruudaheeda wada xaajoodka nabadeed, oo ay ku jiraan in lagu daro &#8220;dhexdhexaadiyeyaal ka socda dhinac saddexaad&#8221;.<\/p>\n<p>Ururka OLA iyo dowladda federaalka Itoobiya, ayaa midba midka kale ku eedeeyay weeraro dhowr ah oo ka dhacay gobolka Oromada.<\/p>\n<p>Kooxdan fallaagada ah, ee sheegta in ay u dagaallamayaan xuquuqda qowmiyadda Oromada, ayaa dowladda federaalku u aqoonsatay urur argagixiso bishii May 2021-kii.<\/p>\n<p>Khilaafka u dhaxeeya OLA iyo dowlada Federaalka, ayaa ah mid ka duwan dagaaladii Tigray-ga, balse OLA ayaa isbahaysi la samaysatay kooxda TPLF 2021-kii.<\/p>\n<h4><\/h4>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office<\/strong><\/h4>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Addis Ababa (Arabsiyo) &#8211; Ra\u2019iisul-wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed, ayaa Axaddii sheegay in dowladdiisa ay wada-hadal la furtay jabhadda Oromada ah ee OLA, oo ka dagaalanta gobolka Oromada, oo ah gobolka ugu weyn uguna dadka badan dalkaas. &#8220;Wada xaajoodka Oneg Shene, ayaa maalin ka dib ka bilaabmi doona dalka Tansaaniya,&#8221; ayuu yidhi Mr Abiy, isagoo magac [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":62794,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-72155","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Abiy-Axmed.jpg?fit=1280%2C720&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-iLN","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72155","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=72155"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72155\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":72156,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72155\/revisions\/72156"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/62794"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=72155"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=72155"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=72155"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}