{"id":72149,"date":"2023-04-23T19:11:01","date_gmt":"2023-04-23T19:11:01","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=72149"},"modified":"2023-04-23T19:11:01","modified_gmt":"2023-04-23T19:11:01","slug":"dawladda-uk-oo-muwaadiniinteeda-ka-daad-guraysa-dalka-suudaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/04\/23\/dawladda-uk-oo-muwaadiniinteeda-ka-daad-guraysa-dalka-suudaan\/","title":{"rendered":"Dawladda Uk Oo Muwaadiniinteeda Ka Daad-guraysa Dalka Suudaan\u00a0"},"content":{"rendered":"<p>Khartoum (Arabsiyo) &#8211; Diblomaasiyiin British ah iyo qoysaskooda ayaa laga daadgureeyay dalka Suudaan iyagoo ku guda jira howl-gal aad u adag oo degdeg ah, sida uu xaqiijiyay Ra\u2019iisul Wasaaraha Ingiriiska Rishi Sunak.<\/p>\n<p>Mr. Sunak ayaa sheegay in ay sii wadayaan shaqada si loo xaqiijiyo badqabka muwaadiniinta British-ka ah ee ku hadhay Suudaan.<\/p>\n<p>Dadka la soo daadgureeyay ayaa la geeyey garoon ka baxsan magaalada Khartoum si ay dalka uga duulaan, sida uu sheegay xoghayaha difaaca Ben Wallace.<\/p>\n<p>Rabshado xooggan ayaa todobaadkii hore ka dhacay magaalada Khartoum ee u dhexeeya laba ciidan oo iska soo horjeeda.<\/p>\n<p>Wasiirka arrimaha dibedda James Cleverly ayaa intaa isaguna sheegay in dowladdu ay habeen walba ka shaqaynayso sidii ay u dhexdhexaadin lahayd dhinacyada ku dagaalamaya Suudaan, si loo soo afjaro dhiigga daadanaya.<\/p>\n<p>Mr Wallace ayaa sidoo kale u mahad celiyay Faransiiska iyo Mareykanka gacantii ay ka geysteen howlgalka.<\/p>\n<p>Talaabadan UK ayaa ka dambeysay ka dib markii la daadgureeyay Dublamaasiyiinta Mareykanka aroornimadii Axadda.<\/p>\n<p>In ka yar 100 qof ayaa la daadgureeyay markii saddex helikobtar oo Chinook ah ay ku degeen meel u dhow safaaradda Mareykanka si ay dadkaasi u soo qaadaan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office\u00a0<\/strong><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khartoum (Arabsiyo) &#8211; Diblomaasiyiin British ah iyo qoysaskooda ayaa laga daadgureeyay dalka Suudaan iyagoo ku guda jira howl-gal aad u adag oo degdeg ah, sida uu xaqiijiyay Ra\u2019iisul Wasaaraha Ingiriiska Rishi Sunak. Mr. Sunak ayaa sheegay in ay sii wadayaan shaqada si loo xaqiijiyo badqabka muwaadiniinta British-ka ah ee ku hadhay Suudaan. Dadka la soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":27932,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-72149","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/111.jpg?fit=640%2C360&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-iLH","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72149","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=72149"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72149\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":72150,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72149\/revisions\/72150"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/27932"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=72149"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=72149"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=72149"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}