{"id":72144,"date":"2023-04-23T19:06:52","date_gmt":"2023-04-23T19:06:52","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=72144"},"modified":"2023-04-23T19:06:52","modified_gmt":"2023-04-23T19:06:52","slug":"itoobiya-oo-ogolaatay-inay-dalkeeda-galaan-soomaalida-ka-soo-qaxaysa-dagaalka-suudaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/04\/23\/itoobiya-oo-ogolaatay-inay-dalkeeda-galaan-soomaalida-ka-soo-qaxaysa-dagaalka-suudaan\/","title":{"rendered":"Itoobiya Oo Ogolaatay Inay Dalkeeda Galaan Soomaalida Ka Soo Qaxaysa Dagaalka Suudaan"},"content":{"rendered":"<p>Addis Ababa (Arabsiyo) &#8211; Safaaradda Soomaaliya ee dalka Itoobiya ayaa xaqiijisay in dowladda Itoobiya ay aqbashay in Soomaalida ka soo qaxaysa Suudaan ay yimaadaan dalka Itoobiya, kaddib wadahadal ay la yeelatay mas\u2019uuliyiinta safaaradda Soomaaliya ee Addis Ababa.<\/p>\n<p>Qoraal ka soo baxay safaaradda ayaa lagu sheegay in ay daad gureyneyso dhammaan dadka Soomaaliyeed ee ku xayiran xadka u dhaxeeya Suudaan iyo Itoobiya.<\/p>\n<p>\u201cSafaaradda waxaa ka go\u2019an in ay soo daad gureyso dhammaan muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku xayiran xadka u dhaxeeya Suudaan iyo Itoobiya. Safaaradda waxay kala hadashay dowladda Itoobiya arrintan, waxayna labada dhinac gaadheen go\u2019aanka soo dhaweynta dadka Soomaalida ah ee ka soo qaxay colaadda Suudaan,\u201d ayaa lagu yidhi qoraalka.<\/p>\n<p>Kumanaan Soomaali ah oo isugu jira Arday iyo Ganacsato ayaa ku sugan dalka Suudaan kuwaas oo ay ka dhaceen dagaalo lagu hoobtay oo dhex maray Abdel Fattah Burhaan oo ah madaxa ciidamada qalabka sida iyo Gen. Mohammed Hamdan Dagalo oo madax u ah koox dabley ah oo loo yaqaano Rapid Support Forces.<\/p>\n<p>Waxay ku soo beegantay laba sano ka dib markii ay si wada jir ah u fuliyeen afgambi militari oo ay meesha ka saareen u guuritaan dimoqraadiyad ah, taas oo soo bilaabatay ka dib markii mudaaharaadayaasha 2019 ay gacan ka geysteen in xukunka laga tuuro madaxweyne Cumar Al-Bashiir oo muddo dheer talada hayay.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office\u00a0<\/strong><\/h4>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Addis Ababa (Arabsiyo) &#8211; Safaaradda Soomaaliya ee dalka Itoobiya ayaa xaqiijisay in dowladda Itoobiya ay aqbashay in Soomaalida ka soo qaxaysa Suudaan ay yimaadaan dalka Itoobiya, kaddib wadahadal ay la yeelatay mas\u2019uuliyiinta safaaradda Soomaaliya ee Addis Ababa. Qoraal ka soo baxay safaaradda ayaa lagu sheegay in ay daad gureyneyso dhammaan dadka Soomaaliyeed ee ku xayiran [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":72142,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-72144","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/2023421638176446864964677.jpg?fit=660%2C365&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-iLC","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72144","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=72144"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72144\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":72145,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72144\/revisions\/72145"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/72142"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=72144"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=72144"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=72144"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}