{"id":72102,"date":"2023-04-20T22:29:27","date_gmt":"2023-04-20T22:29:27","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=72102"},"modified":"2023-04-20T22:30:48","modified_gmt":"2023-04-20T22:30:48","slug":"somaliland-iyo-dunida-kale-ee-islaamka-oo-berri-laga-ciidayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/04\/20\/somaliland-iyo-dunida-kale-ee-islaamka-oo-berri-laga-ciidayo\/","title":{"rendered":"Somaliland Iyo Dunida Kale Ee Islaamka Oo Berri Laga Ciidayo"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) &#8211; Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland Cabdirisaaq Albaani, ayaa ku dhawaaqay in Jimcaha berri ay tahay Maalinta koowaad ee Ciiddal Fidriga.<\/p>\n<p>Wasiirka Diinta iyo Awqaafta oo Caawa Shir-jaraa&#8217;id ku qabtay Xarunta Wasaaradda Warfaafinta ee Magaalada Hargeysa, ayaa sheegay in bisha Soon-fur bilatay isla-markaana laba qof ay arkeen, sidaa darteedna ay Jimcaha Berri Ciid tahay.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa Shacabka Somaliland ku Hambalyeeyay Ciiddal Fidriga, isagoo u rajeeyay In Ciiddan teeda ay ku gaadhaan nabad iyo Barwaaqo.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Dawladaha Islaamka, sida Sucuudiga ayaa ku dhawaaqay inay Jimcaha Berri Ciid tahay.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office\u00a0<\/strong><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) &#8211; Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland Cabdirisaaq Albaani, ayaa ku dhawaaqay in Jimcaha berri ay tahay Maalinta koowaad ee Ciiddal Fidriga. Wasiirka Diinta iyo Awqaafta oo Caawa Shir-jaraa&#8217;id ku qabtay Xarunta Wasaaradda Warfaafinta ee Magaalada Hargeysa, ayaa sheegay in bisha Soon-fur bilatay isla-markaana laba qof ay arkeen, sidaa darteedna ay Jimcaha Berri [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":72104,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-72102","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/images-3.jpeg?fit=219%2C230&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-iKW","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72102","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=72102"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72102\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":72103,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72102\/revisions\/72103"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/72104"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=72102"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=72102"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=72102"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}