{"id":72095,"date":"2023-04-20T21:33:25","date_gmt":"2023-04-20T21:33:25","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=72095"},"modified":"2023-04-20T21:33:25","modified_gmt":"2023-04-20T21:33:25","slug":"faysal-cali-waraabe-oo-baaq-u-diray-garaaddada-laascaanood","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/04\/20\/faysal-cali-waraabe-oo-baaq-u-diray-garaaddada-laascaanood\/","title":{"rendered":"Faysal Cali Waraabe Oo Baaq U Diray Garaaddada Laascaanood"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) &#8211; Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay in Shacabka Laascaanood oo sannadkii hore Guryahooda ku Ciiday ay sannadkan Guryahoodii ka maqan yihiin, ka dib markii ay ku baraceen colaadda ay Garaaddadu halkaa ka abuureen.<\/p>\n<p>Faysal Cali Waraabe, wuxuu sheegay In Garaaddadu ay Mushkilad ka abuureen Laascaanood, sidaa darteed loo baahan yahay inay Laascaanood ka saaraan Maleeshiyaadka aan u dhalan, dibna ugu soo celiyaan Dadkii ku barakacay Dagaalka ay Masuulka ka yihiin.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha UCID wuxuu farriin u diray Cabdiweli Gaas oo ah Guddoomiyaha Kooxda G21 ee xagga dambe ka hagaya Colaadda Laascaanood ka taagan.<\/p>\n<p>Ugu dambayn, Guddoomiyuhu wuxuu canaan u jeediyey Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo uu ku eedeeyay inuu khilaaf siyaasadeed ka abuuray gudaha dalka.<br \/>\n<!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_230421_003105_700.sdocx--><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office\u00a0<\/strong><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) &#8211; Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay in Shacabka Laascaanood oo sannadkii hore Guryahooda ku Ciiday ay sannadkan Guryahoodii ka maqan yihiin, ka dib markii ay ku baraceen colaadda ay Garaaddadu halkaa ka abuureen. Faysal Cali Waraabe, wuxuu sheegay In Garaaddadu ay Mushkilad [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":27915,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-72095","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/faysal.jpg?fit=480%2C270&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-iKP","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72095","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=72095"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72095\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":72096,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72095\/revisions\/72096"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/27915"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=72095"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=72095"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=72095"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}