{"id":72084,"date":"2023-04-19T22:06:17","date_gmt":"2023-04-19T22:06:17","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=72084"},"modified":"2023-04-19T22:06:17","modified_gmt":"2023-04-19T22:06:17","slug":"arday-afduub-loogu-haystay-dalka-nigeria-oo-baxsaday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/04\/19\/arday-afduub-loogu-haystay-dalka-nigeria-oo-baxsaday\/","title":{"rendered":"Arday Afduub loogu Haystay Dalka Nigeria Oo Baxsaday"},"content":{"rendered":"<p>Nigeria (Arabsiyo) &#8211; 8 gabdhood oo u dhashay dalka Nigeria oo kooxo hubeysan ay labo todobaad ka hor ku qafaasheen waqooyiga gobolka Kaduna, ayaa ka baxsaday kooxihii afduubka u heystay.<\/p>\n<p>Ardeydan ayaa waxaa gacanta ku dhigay koox hubeysan, xilli ay ka soo baxeen dugsi sare oo ay dowladdu leedahay, oo ku yaalla Awon oo ka tirsan deegaanka Kachia.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha ammaanka ee gobolka Kaduna, Samuel Aruwan, ayaa sheegay in ardaydan ay ku baxsadeen kayn u dhow xadka gobolka Niger.<\/p>\n<p>Ardayda ayaa waxay socdeen maalmo, ka hor inta aanay is haleelin qaar ka mid ah dadka tuulada, ayuu yidhi<\/p>\n<p>Waxaa la geeyey xarun ciidan oo ku taalla Kaduna, si ay daryeel caafimaad u helaan, sida ay ku warrantay warbaahinta gudaha Nigeria.<\/p>\n<p>Kooxaha budhcadda ah ee inta badan ka howlgala meelo fog fog oo waqooyi-galbeed ee dalka Nigeria ku yaalla, ayaa inta badan afduubta ardayda, waxayna dalbadaan lacago madax furasho ah oo aad u badan, si ay xoriyaddooda u helaan ardeydu.<br \/>\n<!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_230420_010407_671.sdocx--><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office\u00a0<\/strong><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Nigeria (Arabsiyo) &#8211; 8 gabdhood oo u dhashay dalka Nigeria oo kooxo hubeysan ay labo todobaad ka hor ku qafaasheen waqooyiga gobolka Kaduna, ayaa ka baxsaday kooxihii afduubka u heystay. Ardeydan ayaa waxaa gacanta ku dhigay koox hubeysan, xilli ay ka soo baxeen dugsi sare oo ay dowladdu leedahay, oo ku yaalla Awon oo ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":72085,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-72084","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/0d583b55-c4b8-41f6-aa9a-30c1f133388d.jpg?fit=624%2C416&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-iKE","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72084","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=72084"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72084\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":72086,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72084\/revisions\/72086"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/72085"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=72084"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=72084"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=72084"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}