{"id":72080,"date":"2023-04-18T22:56:12","date_gmt":"2023-04-18T22:56:12","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=72080"},"modified":"2023-04-18T22:56:12","modified_gmt":"2023-04-18T22:56:12","slug":"madaxweynaha-somaliland-oo-xilka-u-cusboonaysiiyey-ergayga-wada-hadallada-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/04\/18\/madaxweynaha-somaliland-oo-xilka-u-cusboonaysiiyey-ergayga-wada-hadallada-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Somaliland Oo Xilka U Cusboonaysiiyey Ergayga Wada-hadallada Soomaaliya\u00a0"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) &#8211; Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa cusboonaysiiyey xilka Ergayga Wada-hadallada Soomaaliya ee Marwo Edna Aadan Ismaaciil.<\/p>\n<p>Wareegta uu Madaxweynuhu soo saaray Maanta, ayuu ku sheegay inuu Edna Aadan Ismaaciil dib ugu Magacaabay Ergayga Wada-hadallada Somaliland iyo Soomaaliya, m\u00e0addaama oo ay dhawaan dib u bilaabmayaan Wada-hadallada Muqdisho iyo Hargeysa.<\/p>\n<p>Edna Aadan Ismaaciil, ayaa ka sakow Ergayga Wada-hadallada Soomaaliya, waxay door weyn ka qaadataa dedaallada Ictiraaf-raadinta Somaliland.<\/p>\n<p>Dhawaan waxay khudbad dheer oo khusaysa qadiyadda Somaliland u jeedisay Barlamanka Midowga Yurub, Todobbaadkana waxay khudbad u jeedinaysaa Baarlamaanka Katalonia oo ah Dal ka go&#8217;aya Spain.<\/p>\n<p>Edna, ayaa ka hadashay Safarka ay ku tagayso Magaalada Barcelona oo ah Caasimadda Katalonia.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office\u00a0<\/strong><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) &#8211; Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa cusboonaysiiyey xilka Ergayga Wada-hadallada Soomaaliya ee Marwo Edna Aadan Ismaaciil. Wareegta uu Madaxweynuhu soo saaray Maanta, ayuu ku sheegay inuu Edna Aadan Ismaaciil dib ugu Magacaabay Ergayga Wada-hadallada Somaliland iyo Soomaaliya, m\u00e0addaama oo ay dhawaan dib u bilaabmayaan Wada-hadallada Muqdisho iyo Hargeysa. Edna Aadan Ismaaciil, ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":43280,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-72080","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/05\/edna-adan-e1423357355827.jpg?fit=750%2C451&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-iKA","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72080","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=72080"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72080\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":72081,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72080\/revisions\/72081"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/43280"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=72080"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=72080"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=72080"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}