{"id":72074,"date":"2023-04-17T21:59:45","date_gmt":"2023-04-17T21:59:45","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=72074"},"modified":"2023-04-17T21:59:45","modified_gmt":"2023-04-17T21:59:45","slug":"ucid-oo-ka-hadlay-baaq-ka-soo-baxay-beesha-caalamka-iyo-dagaalka-laascaanood","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/04\/17\/ucid-oo-ka-hadlay-baaq-ka-soo-baxay-beesha-caalamka-iyo-dagaalka-laascaanood\/","title":{"rendered":"UCID Oo Ka Hadlay Baaq Ka Soo Baxay Beesha Caalamka Iyo Dagaalka Laascaanood"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) &#8211; Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, ayaa soo dhaweeyay baaq Beesha Caalamku ka soo saartay dib u dhaca ku yimid doorashooyinka Somaliland, taasi oo ah in Madaxweynuhu sameeyo khariirradda doorashada.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe oo Caawa Qoraal ku baahiyey bartiisa Twitter-ka, ayaa sidoo kale sheegay in Xaaladda Laascaanood ay uga sii darayaan Ciidamada Puntland ee ku sugan, sidaa darteedna loo baahan yahay inay ka baxaan.<\/p>\n<p>Qoraalka Faysal Cali Waraabe ayaa u qornaa sidan &#8220;Xisbiga UCID wuxuu bogaadinayaa baaqii Bulshada Caalamiga ah ee ahaa in la sameeyo khariirradada doorashada dib u dhacday. Waxaanu soo dhawaynaynaa dedaalka wada-hawlgalayaasha ee joojinta colaadaha. Khilaafkana waxa lagu dhamayn karaa wada hadal.<\/p>\n<p>Maleeshiyada hubaysan ee Puntland ee ku sugan Laascaanood, ayaa xaaladda wiiqaya, waxaanu ku baaqaynaa inay ka baxaan..&#8221;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office\u00a0<\/strong><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) &#8211; Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, ayaa soo dhaweeyay baaq Beesha Caalamku ka soo saartay dib u dhaca ku yimid doorashooyinka Somaliland, taasi oo ah in Madaxweynuhu sameeyo khariirradda doorashada. Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe oo Caawa Qoraal ku baahiyey bartiisa Twitter-ka, ayaa sidoo kale sheegay in Xaaladda Laascaanood ay uga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":39513,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-72074","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/Eng-Faysal-Cali.png?fit=502%2C430&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-iKu","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72074","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=72074"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72074\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":72075,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72074\/revisions\/72075"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/39513"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=72074"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=72074"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=72074"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}