{"id":72070,"date":"2023-04-17T21:50:37","date_gmt":"2023-04-17T21:50:37","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=72070"},"modified":"2023-04-17T21:50:37","modified_gmt":"2023-04-17T21:50:37","slug":"xaaladda-suudaan-oo-weli-cakiran","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/04\/17\/xaaladda-suudaan-oo-weli-cakiran\/","title":{"rendered":"Xaaladda Suudaan Oo Weli Cakiran"},"content":{"rendered":"<p>Khartoum (Arabsiyo) &#8211; Xaaladda dhulka Suudaan ayaan aad u caddayn, iyadoo maalintii saddexaad ay socdaan dagaallo culus oo u dhexeeya ciidammada qalabka sida ee Suudaan iyo ciidammada gurmadka degdegga ah ee RSF.<\/p>\n<p>Duqeymo cirka ah, rasaas xooggan iyo qaraxyo madaafiic ah, ayaa si weyn loogga maqlayaa magaalada Khartoum.<\/p>\n<p>Qiiq ayaa ka muuqda muuqaal la duubay, kaasoo ka kacaya dhabbaha ay diyaaraduhu ku ordaan marka ay duulayaan, ee garoonka caalamiga ah ee magaalada<\/p>\n<p>Dagaalyahanada RSF, ayaa sheegtay in ay la wareegeen garoonka Merowe, oo qiyaastii 200 mayl (320 km) dhanka waqooyi ka xiga caasimadda.<\/p>\n<p>Militeriga Suudaan ayaa beeniyay in cidamada gaarka ah ee RSF ay la wareegeen goobo muhiim ah oo ka tirsan caasimadda Khartoum.<\/p>\n<p>Labada dhinac waxay isku jeedinayeen eedeymo kala duwan iyagoo kala sheeganayay guulo kadib dagaal ka qarxay dalkaas.<\/p>\n<p>Bayaan kasoo baxay militeriga Suudaan waxay warka ka soo RSF ku tilmaameen waxbo kama jiraan.<\/p>\n<p>Militeriga ayaa sidoo kale xaqiijiyay in dagaal uu ka dhacay agagaarka saldhigga militeriga ee Khartoum isla markaana sheegay inay gacanta ku hayaan dhammaan saldhigyada.<\/p>\n<p>Ciidamada RSF ee uu hoggaamiyo Janaraal Maxmed Xamdaan Dagolo ayaa ku anddacooday inay qabsadeen goobo muhiim ah oo dhaca caasimadda.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office\u00a0<\/strong><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khartoum (Arabsiyo) &#8211; Xaaladda dhulka Suudaan ayaan aad u caddayn, iyadoo maalintii saddexaad ay socdaan dagaallo culus oo u dhexeeya ciidammada qalabka sida ee Suudaan iyo ciidammada gurmadka degdegga ah ee RSF. Duqeymo cirka ah, rasaas xooggan iyo qaraxyo madaafiic ah, ayaa si weyn loogga maqlayaa magaalada Khartoum. Qiiq ayaa ka muuqda muuqaal la duubay, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":72026,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-72070","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/24cd0419-d7bb-4510-a6d1-c0a69db4e605.jpg?fit=624%2C399&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-iKq","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72070","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=72070"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72070\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":72071,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72070\/revisions\/72071"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/72026"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=72070"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=72070"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=72070"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}