{"id":72066,"date":"2023-04-17T21:45:31","date_gmt":"2023-04-17T21:45:31","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=72066"},"modified":"2023-04-17T21:45:31","modified_gmt":"2023-04-17T21:45:31","slug":"urur-goboleedka-igad-oo-ergo-nabadeed-u-diraya-dalka-suudaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/04\/17\/urur-goboleedka-igad-oo-ergo-nabadeed-u-diraya-dalka-suudaan\/","title":{"rendered":"Urur-goboleedka IGAD Oo Ergo Nabadeed U Diraya Dalka Suudaan"},"content":{"rendered":"<p>Addis Ababa (Arabsiyo) &#8211; Koox ka mid ah dalalka dhaca dhanka bari ee qaaradda Afrika, ayaa qorsheynaya inay saddex hoggaamiye u diraan dalka Suudaan, si ay u dhex dhexaadiyaan ciidamada isku haya dalkaas.<\/p>\n<p>Urur goboleedka IGAD, ayaa wuxuu isku raaceen in madaxda dalalka Kenya, South Sudan iyo Djibouti loo diro caasimadda magaalada Khartoum ee dalka Sudan.<\/p>\n<p>Sidoo kale ururka, ayaa dalbaday xabbad joojin degdeg ah, oo la dhex dhigo dhinacyada isku haya Suudaan.<\/p>\n<p>Marka laga reebo xidhnaanshaha garoonka caalamiga ah, lama hubo xilliga uu bilaabanayo qorshaha nabadda.<\/p>\n<p>Sida ay sheegayaan wararka, dagaalka ayaa weli socda, kaasoo u dhaxeeya ciidamada dowladda, iyo kuwa gurmadka deg-degga ah ee RSF, inkastoo beesha caalamka dalab u dirtay dhinacyada dagaallamaya.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Kenya, William Ruto, ayaa ka codsaday madaxda Midowga Afrika inay u istaagaan soo celinta nabadda magaalada caasimadda ah ee Khartoum.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office\u00a0<\/strong><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Addis Ababa (Arabsiyo) &#8211; Koox ka mid ah dalalka dhaca dhanka bari ee qaaradda Afrika, ayaa qorsheynaya inay saddex hoggaamiye u diraan dalka Suudaan, si ay u dhex dhexaadiyaan ciidamada isku haya dalkaas. Urur goboleedka IGAD, ayaa wuxuu isku raaceen in madaxda dalalka Kenya, South Sudan iyo Djibouti loo diro caasimadda magaalada Khartoum ee dalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":72026,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-72066","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/24cd0419-d7bb-4510-a6d1-c0a69db4e605.jpg?fit=624%2C399&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-iKm","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72066","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=72066"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72066\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":72067,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72066\/revisions\/72067"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/72026"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=72066"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=72066"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=72066"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}