{"id":72051,"date":"2023-04-16T21:38:36","date_gmt":"2023-04-16T21:38:36","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=72051"},"modified":"2023-04-16T21:38:36","modified_gmt":"2023-04-16T21:38:36","slug":"madaxweyne-muuse-biiixi-oo-sheegay-inaanu-ahayn-keligii-taliye","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/04\/16\/madaxweyne-muuse-biiixi-oo-sheegay-inaanu-ahayn-keligii-taliye\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Muuse Biiixi Oo Sheegay Inaanu Ahayn Keligii Taliye\u00a0"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) &#8211; Telefiishanka France 24, ayaa War-bixin ka diyaariyey qorshaha Qabashada Doorashooyinka soo socda.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo Telefiishanka France 24 waraystay, ayaa sheegay inuu diyaar u yahay qabashada dorashooyinka soo socda, Xukuumaddiisuna u diyaarisay 10 Milyan dollar, laakiin eedaha loogu jeedinayo inuu muddada u dheeraysanayo sida Kaligood Taliyeyaasha ay tahay sheekada Siyaasiyiinta, laakiin isagu Madaxweyne ahaan aaminsanayn Muddo korodhsiga.<\/p>\n<p>&#8220;Xukuumaddaydu waxay Doorashooyinka u diyaarisay 10 Million Dollar, taasi oo ka mid ah Miisaaniyadda sanadkan. Waa keligii Taliye iyo wuxuu doonayaa inuu xukunka dheeraysto, Anigaa taa ma aaminsani, laakiin waa sheekada siyaasiyiinta..&#8221; ayuu yidhi Madaxweyne Biixi.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka Qaranka Muuse Xasan, ayaa isaguna sheegay in dhammaan Diwaanadii Cod-bixiyeyaasha ee dhawaan la diwaangeliyey u diyaarsan yihiin, sidaa darteedna ay Komiishan ahaan ay diyaar u yihiin farsamo ahaan, isla-markaana ay qabanayaan marka siyaasiyan daneeyayaasha doorashadu isla qaataan.<\/p>\n<p>Xoghayaha guud ee Xisbiga WADDANI, ayaa isaguna France 24 u sheegay in Madaxweyne Biixi aanu diyaar u ahayn inuu doorashada qabto oo uu doonayo inuu xilka ku sii hayo Muddo-korodhsi aan sharci ahayn.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office\u00a0<\/strong><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) &#8211; Telefiishanka France 24, ayaa War-bixin ka diyaariyey qorshaha Qabashada Doorashooyinka soo socda. Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo Telefiishanka France 24 waraystay, ayaa sheegay inuu diyaar u yahay qabashada dorashooyinka soo socda, Xukuumaddiisuna u diyaarisay 10 Milyan dollar, laakiin eedaha loogu jeedinayo inuu muddada u dheeraysanayo sida Kaligood Taliyeyaasha ay tahay sheekada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":41169,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-72051","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/MBC-FOR-PRESIDENT.png?fit=1025%2C646&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-iK7","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72051","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=72051"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72051\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":72052,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72051\/revisions\/72052"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/41169"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=72051"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=72051"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=72051"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}