{"id":72046,"date":"2023-04-16T21:34:44","date_gmt":"2023-04-16T21:34:44","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=72046"},"modified":"2023-04-16T21:34:44","modified_gmt":"2023-04-16T21:34:44","slug":"soomaali-maraykanka-u-tahriibaysay-oo-lagu-dhacay-turkiga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/04\/16\/soomaali-maraykanka-u-tahriibaysay-oo-lagu-dhacay-turkiga\/","title":{"rendered":"Soomaali Maraykanka U Tahriibaysay Oo Lagu Dhacay Turkiga"},"content":{"rendered":"<p>Turkey (Arabsiyo) &#8211; in\u00a0ka badan 250 Soomaali ah oo ku sugan dalka Turkiga ayaa ku xayiran garoonka diyaaradaha ee magaalada Istanbul.<\/p>\n<p>Soomaalidan ayaa doonayay inay u safraan dalka Nicaragua ee dhaca qaaradda Laatiin\u00a0 America, halkaas oo ay qorsheynayeen inay uga soo tahriibaan dalka Maraykanka.<\/p>\n<p>Soomaalidan oo qarash badan kaga baxay safarkooda ayaa haatan wajahaya xaalad jahwareer ah, kaddib markii diyaarad ay kiraysteen lagu xannibay garoonka diyaaradaha ee magaalada Istanbul.<\/p>\n<p>Diyaarada ay kiraysteen oo lagu magacaabo Air Anka, ayaa dhowr maalin safarkeedu dib u dhacay, markii dambe waxaa la sheegay in laga saaray systemka duulimaadka garoonka Istanbul<\/p>\n<p>Warar soo baxaya ayaa sheegaya in dillaaliin Soomaali iyo Turkish ah ay qorshe been abuur ah u maleegeen Soomaalidan, si ay dhaqaale badan uga qaataan.<\/p>\n<p>Diyaarada ayaa lagula heshiiyay inay dadkan geyso dalka Nicaragua, waxaana safarkaas ku baxday lacag lagu sheegay labo milyan oo dollar, iyadoo qofkiiba laga qaatay lacag u dhaxeysay 4,000-6,000 dollar<\/p>\n<p>Dadkan ayaa isugu jira kuwa ka yimid dalka Soomaaliya, kuwa horey u joogay Turkiga iyo qaar kale oo ka yimid Hindiya iyo dalal kale oo Afrika iyo Eeshiya ka tirsan.<\/p>\n<p>Bilihii ugu dambeeyay Soomaali badan oo ay ku jiraan qaar caanka ah baraha bulshada, ayaa si tahriib ah ku galay dalka Maraykanka, iyagoo u sii maray dalal ay ka mid tahay Mexico.<\/p>\n<p>Soomaalidan ayaa dalkaas tagay, xilli uu Maraykanka ka fiirsanayo waxa laga yeelayo soo galootiga ku qulqulaya dalkooda.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office\u00a0<\/strong><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Turkey (Arabsiyo) &#8211; in\u00a0ka badan 250 Soomaali ah oo ku sugan dalka Turkiga ayaa ku xayiran garoonka diyaaradaha ee magaalada Istanbul. Soomaalidan ayaa doonayay inay u safraan dalka Nicaragua ee dhaca qaaradda Laatiin\u00a0 America, halkaas oo ay qorsheynayeen inay uga soo tahriibaan dalka Maraykanka. Soomaalidan oo qarash badan kaga baxay safarkooda ayaa haatan wajahaya xaalad [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":72047,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-72046","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/2023415638171414459759632.jpg?fit=660%2C362&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-iK2","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72046","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=72046"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72046\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":72048,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72046\/revisions\/72048"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/72047"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=72046"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=72046"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=72046"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}