{"id":72006,"date":"2023-04-13T21:42:18","date_gmt":"2023-04-13T21:42:18","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=72006"},"modified":"2023-04-13T21:42:18","modified_gmt":"2023-04-13T21:42:18","slug":"xukuumadda-oo-sheegtay-in-morgan-oo-xasuuq-u-geystay-shacabka-somaliland-uu-laascaanood-ku-sugan-yahay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/04\/13\/xukuumadda-oo-sheegtay-in-morgan-oo-xasuuq-u-geystay-shacabka-somaliland-uu-laascaanood-ku-sugan-yahay\/","title":{"rendered":"Xukuumadda Oo Sheegtay In MORGAN Oo Xasuuq U Geystay Shacabka Somaliland Uu Laascaanood Ku Sugan Yahay"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) &#8211; Xukuumadda Somaliland, ayaa sheegtay in Jeneral Maxamed Siciid Xirsi Morgan, oo soo noqday wasiirka difaaca Soomaaliya xiligii dowladdii Siyaad Barre uu Laascaanood ka dagaalamayo.<\/p>\n<p>Morgan oo ay Somaliland ku eedayso in uu danbiyo dagaal ka gaystay magaalada Hargeisa iyo nawaaxigeeda, intii uu socday dagaalkii dowladdii kacaanka iyo ururkii SNM, ayuu Wasiirka Gaashaandhiga Somaaliland Cabdiqani Maxamuud Caateeye sheegay in uu Laascaanood yimid.<\/p>\n<p>&#8220;Jeneral Morgan oo sidoo kale loo yaqaan &#8216;Hiliblihii Hargaysa&#8217;, wuxuu ahaa la Taliyihii Madaxweyne Farmaajo, iyo Madaxweynaha Puntland, waa nin in ka badan 50,000 oo shacab ah Somaliland ku dilay, haddana wuxuu ka barbar dagaalamaya maleeshiyada Laascaanood iyo ciidanka Puntland&#8221; ayuu yidhi Caateeye.<\/p>\n<p>Hadalkan oo uu Wasiir Caateeye ku baahiyay bartiisa Twitterka ayaa imanaya kadib markii baraha bulshada lagu baahiyay Sawirro lagu sheegay in jeneraalku uu Laascaanood joogo.<\/p>\n<h4><\/h4>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office\u00a0<\/strong><\/h4>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) &#8211; Xukuumadda Somaliland, ayaa sheegtay in Jeneral Maxamed Siciid Xirsi Morgan, oo soo noqday wasiirka difaaca Soomaaliya xiligii dowladdii Siyaad Barre uu Laascaanood ka dagaalamayo. Morgan oo ay Somaliland ku eedayso in uu danbiyo dagaal ka gaystay magaalada Hargeisa iyo nawaaxigeeda, intii uu socday dagaalkii dowladdii kacaanka iyo ururkii SNM, ayuu Wasiirka Gaashaandhiga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":72007,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-72006","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/2023413638169672609801382-1.jpg?fit=660%2C375&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-iJo","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72006","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=72006"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72006\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":72008,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72006\/revisions\/72008"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/72007"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=72006"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=72006"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=72006"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}