{"id":72000,"date":"2023-04-13T21:26:48","date_gmt":"2023-04-13T21:26:48","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=72000"},"modified":"2023-04-13T21:29:44","modified_gmt":"2023-04-13T21:29:44","slug":"wefti-iran-ka-socda-tagay-sucuudiga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/04\/13\/wefti-iran-ka-socda-tagay-sucuudiga\/","title":{"rendered":"Wefti IRAN Ka Socda Tagay Sucuudiga\u00a0"},"content":{"rendered":"<p>Riyaadh (Arabsiyo) &#8211; Wafdi reer IRAN ah ayaa gaadhay dalka Sacuudi Arabiya si ay u diyaariyaan dib u furista safaaraddii dalkaas ee Sacuudiga.<\/p>\n<p>Tallaabadaas ayaa ka dambeysay booqasho tan la mid ah oo uu Tahran ku tagay wafdi Sacuudi ah Sabtidii .<\/p>\n<p>Labada dal ayaa qorsheynaya in ay soo celiyaan xidhiidhka diblomaasi inta lagu jiro toddobbadyada soo socda taas oo ka dambeysay heshiis ay ka shaqeeyeen Shiinaha bishii hore .<\/p>\n<p>Labada dal oo hore cadow isugu ahaa ayaa xidhiidhka kala goosty 2016kii taas oo ka dambeysay markii sacuudigu daldaleen wadaad Shiica ah .<\/p>\n<p>Sacuudiga iyo Iran ayaa kala taageera Shiicada iyo Sunniga Muslimiinta waxayna isku hayaan goobo kala duwan oo ay ku jiraan kuwo ku yaalla Suuriya iyo Yemen.<\/p>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office\u00a0<\/strong><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Riyaadh (Arabsiyo) &#8211; Wafdi reer IRAN ah ayaa gaadhay dalka Sacuudi Arabiya si ay u diyaariyaan dib u furista safaaraddii dalkaas ee Sacuudiga. Tallaabadaas ayaa ka dambeysay booqasho tan la mid ah oo uu Tahran ku tagay wafdi Sacuudi ah Sabtidii . Labada dal ayaa qorsheynaya in ay soo celiyaan xidhiidhka diblomaasi inta lagu jiro [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":72002,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-72000","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/download-13.jpeg?fit=275%2C183&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-iJi","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72000","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=72000"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72000\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":72001,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/72000\/revisions\/72001"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/72002"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=72000"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=72000"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=72000"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}