{"id":7200,"date":"2015-03-02T13:29:24","date_gmt":"2015-03-02T13:29:24","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=7200"},"modified":"2015-03-02T13:29:24","modified_gmt":"2015-03-02T13:29:24","slug":"daawo-badhasaabka-gobolka-sanaag-oo-xabsiga-u-taxaabay-isuduwaha-w-qorshaynta-ee-gobolka-sanaagsababta-ka-danbaysa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/03\/02\/daawo-badhasaabka-gobolka-sanaag-oo-xabsiga-u-taxaabay-isuduwaha-w-qorshaynta-ee-gobolka-sanaagsababta-ka-danbaysa\/","title":{"rendered":"Badhasaabka Gobolka Sanaag Oo Xabsiga U Taxaabay Isuduwaha W.Qorshaynta Ee Gobolka Sanaag+Sababta Ka Danbaysa"},"content":{"rendered":"<div><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/03\/Capture1.png\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-7201\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/03\/Capture1-300x208.png?resize=300%2C208\" alt=\"Capture\" width=\"300\" height=\"208\" \/><\/a><\/div>\n<p>Ceerigaabo(AN) Badhasaabka Gobolka Sanaag Axmed Cabdi Falaay Ayaa Saaka Amar Ku Bixiyay In la Xidho Isuduwaha Wasaarada Qorshaynta Ee Gobolka Sanaag Faysal C\/kariin \u00a0Xirsi<\/p>\n<p>Waxan Isuduwaha Lagu Xidhay Saldhiga Dhexe Ee \u00a0Magaalada\u00a0Ceerigaabo<\/p>\n<p>Kadib Xadhigaasi Badhasaabka Gobolka Sanaag Axmed Cadi Falaay Oo Aanu Isku daynay In Aanu Wax Ka Waydiino Amuurtani Ayaa Gebi Ahaanba Iska Joojiyay Ka Hadalka Amuurtaasi<\/p>\n<p>Dhanka Kale\u00a0Isuduwaha Wasaarada Qorshaynta Ee Gobolka Sanaag Ayaanay Noo Suura Gelin In Aanu Wax Xadhigiisa Uu Ku Saabsanyahay Wax Ka Waydiino<\/p>\n<p>Xadhiga Isuduwaha Wasaarada Qorshaynta Ayaa Loo Aanaynayaa Kadib Markii \u00a0Badhasaabka Gobolka Sanaag Iy Isuduwaha Isku Maandhaafeen Kulan Lala Lahaa Haayadaha Kala Duwan Ee ka Hawlgala Gobolka Oo Uu Badhasaabku Doonayay In Hallka Shirarka Ee Xarunta Gobolka Sanaag Uu Ka Dhaco Kulankaasi \u00a0 \u00a0Halka Isuduwaha Wasaarada Qorshayntuna Uu Dhankiisa Doonayay In UU Ka Dhaco \u00a0Xafiiska Wasaarada Qorshaynta<\/p>\n<p>Waxana Kualnkani Badhasaabka U Noqnayay Kii Ugu Horeeyay Ee Uu La Yeesho Haayadaha Kala Duwan Ee ka Hawlgala Gobolka Sanaag Tan Iyo Markii Bishii La Soo Dhaafay Uu Xilka Kala Wareegay Badhasaabkii Hore<\/p>\n<p>Isudwaha \u00a0Ayaa Saacado kadib \u00a0La Sii Dayay Kadib Markii Ay Qaar Kamida Laamaha Dowlada Ee Gobolka Sanaag Codsiyo Kala Duwan Gaadhsiiyeen Badhasaabka Gobolka Sanaag Mr Falaay Waxyna Ku Guulaysteen In La Siidaayo Masuulkaasi<\/p>\n<p>Isuduwaha Wasaarada Qorshaynta Ee Gobolka Sanaag Ayaa Tani Waxay Noqonaysaa Markii Sadexaad Ee Gudoomiye Gobol Xidho Iyada Oo Labadii Gudoomiye Ee Ka Horeeyay Gudoomiye Falaay Ay Sidan Oo Kale U Xidheen<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ceerigaabo(AN) Badhasaabka Gobolka Sanaag Axmed Cabdi Falaay Ayaa Saaka Amar Ku Bixiyay In la Xidho Isuduwaha Wasaarada Qorshaynta Ee Gobolka Sanaag Faysal C\/kariin \u00a0Xirsi Waxan Isuduwaha Lagu Xidhay Saldhiga Dhexe Ee \u00a0Magaalada\u00a0Ceerigaabo Kadib Xadhigaasi Badhasaabka Gobolka Sanaag Axmed Cadi Falaay Oo Aanu Isku daynay In Aanu Wax Ka Waydiino Amuurtani Ayaa Gebi Ahaanba Iska Joojiyay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":7201,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[7,2],"tags":[],"class_list":["post-7200","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-videos","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1S8","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7200","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=7200"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7200\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=7200"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=7200"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=7200"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}