{"id":71997,"date":"2023-04-13T21:23:46","date_gmt":"2023-04-13T21:23:46","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=71997"},"modified":"2023-04-13T21:23:46","modified_gmt":"2023-04-13T21:23:46","slug":"qorshaha-dawladda-soomaaliya-ee-deegaannada-al-shabaab-laga-xoreeyay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/04\/13\/qorshaha-dawladda-soomaaliya-ee-deegaannada-al-shabaab-laga-xoreeyay\/","title":{"rendered":"Qorshaha Dawladda Soomaaliya Ee Deegaannada Al-shabaab Laga Xoreeyay"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) &#8211; Raysal-wasaaraha\u00a0 Soomaaliya Xamse Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey shir looga hadlayey dardargelinta iyo hagidda xasillinta deegaannada Al-shabaab laga xoreeyey.<\/p>\n<p>Shirkan ayaa lagu soo bandhigay qorshaha Xukuumadda ee xasillinta deegaannada la xoreeyey iyo kuwa la xoreyn doono oo ay ugu horreeyaan gaadhsiinta adeegyada dadweynaha ee amniga, iyo garsoorka.<\/p>\n<p>Xukuumadda Soomaaliya ee uu hoggaamiyo Raysal-wasaare Xamse, ayaa sheegtay in qorshaha laga leeyahay arrintani ay tahay, si ay uga soo kabtaan dhibaatooyinkii la sheegay inay u geysteen kooxda Al-shabaab.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Xamse ayaa sheegay in ay ka go\u2019an tahay ilaalinta nafta, sharafka iyo maalka shacabka Soomaaliyeed, si taas loo xaqiijinaya deegaannada cadowga laga saaray la gaarsiinayo hay&#8217;adihii dowliga ahaa.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa lagu soo bandhigay wada-shaqeynta iyo iskaashiga wasaaradaha federaalka iyo kuwa Dowlad goboleedyada iyo wixii ka qabsoomay 8dii bilood ee la soo dhoofay xasillinta goobihii horey looga xoreeyey Alshabaab.<\/p>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office\u00a0<\/strong><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) &#8211; Raysal-wasaaraha\u00a0 Soomaaliya Xamse Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey shir looga hadlayey dardargelinta iyo hagidda xasillinta deegaannada Al-shabaab laga xoreeyey. Shirkan ayaa lagu soo bandhigay qorshaha Xukuumadda ee xasillinta deegaannada la xoreeyey iyo kuwa la xoreyn doono oo ay ugu horreeyaan gaadhsiinta adeegyada dadweynaha ee amniga, iyo garsoorka. Xukuumadda Soomaaliya ee uu hoggaamiyo Raysal-wasaare [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":71998,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-71997","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/2023413638169659317379801.jpg?fit=660%2C384&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-iJf","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71997","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=71997"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71997\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":71999,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71997\/revisions\/71999"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/71998"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=71997"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=71997"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=71997"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}