{"id":71993,"date":"2023-04-13T21:21:45","date_gmt":"2023-04-13T21:21:45","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=71993"},"modified":"2023-04-13T21:21:45","modified_gmt":"2023-04-13T21:21:45","slug":"somaliland-oo-ka-cadhaysiisay-shiinaha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/04\/13\/somaliland-oo-ka-cadhaysiisay-shiinaha\/","title":{"rendered":"Somaliland Oo Ka Cadhaysiisay Shiinaha"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) &#8211; Dawladda Somaliland, ayaa dalka Shiinaha ku eedaysay in uu xad gudub ku hayo xuduudaha iyo jiritaanka Taiwan.<\/p>\n<p>Qoraal lagu baahiyay barta Twitter-ka ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda Somaliland, ayaa lagu sheegay in Shiinuhu uu dhibaato ku hayo xuduudaha Taiwan, isla-markaana ay Somaliland la jirto Taiwan.<\/p>\n<p>&#8220;Xuduudaha qaran ee jira ee waddan waa in la ixtiraamo lagana ilaaliyo in argagixisadu ku soo duusho ama khatar dibadeed, laakiin dhibaatooyinka Shiinaha run ahaantii waxay jabinayaan maqaamkii Taiwan, Somaliland waxay garab taagan tahay Taiwan, waxayna la midaysantahay cidda ay dimuquraadiyadda wadaagaan&#8221;.<\/p>\n<p><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" data-attachment-id=\"71995\" data-permalink=\"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/04\/13\/somaliland-oo-ka-cadhaysiisay-shiinaha\/attachment\/2023413638169679759735621\/\" data-orig-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/2023413638169679759735621.jpg?fit=660%2C371&amp;ssl=1\" data-orig-size=\"660,371\" data-comments-opened=\"0\" data-image-meta=\"{&quot;aperture&quot;:&quot;0&quot;,&quot;credit&quot;:&quot;&quot;,&quot;camera&quot;:&quot;&quot;,&quot;caption&quot;:&quot;&quot;,&quot;created_timestamp&quot;:&quot;0&quot;,&quot;copyright&quot;:&quot;&quot;,&quot;focal_length&quot;:&quot;0&quot;,&quot;iso&quot;:&quot;0&quot;,&quot;shutter_speed&quot;:&quot;0&quot;,&quot;title&quot;:&quot;&quot;,&quot;orientation&quot;:&quot;0&quot;}\" data-image-title=\"2023413638169679759735621\" data-image-description=\"\" data-image-caption=\"\" data-large-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/2023413638169679759735621.jpg?fit=660%2C371&amp;ssl=1\" class=\"alignnone size-full wp-image-71995\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/2023413638169679759735621.jpg?resize=660%2C371&#038;ssl=1\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/2023413638169679759735621.jpg?w=660&amp;ssl=1 660w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/2023413638169679759735621.jpg?resize=300%2C169&amp;ssl=1 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Laakiin, hadalkaa ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha dibedda Somaliland waxa si deg-deg ah uga jawaabay Safiirka Shiinaha u fadhiya Muqdisho.<\/p>\n<p>Safiirka Shiinaha\u00a0Fei Shengchao ayaa bartiisa Twitter-ka ku soo qoray hadal uu ku durayay Somaliland, kadib markii Somaliland ay faafisay war lagu cambaareynayay dowladda China.<\/p>\n<p>Safiirku wuxuu wax lagu qoslo ku tilmaamay in meel aan xuduud lahayn in laga sameeyo xuduud &#8220;Dadka Wax-garadka ah ma sameeyaan soohdimo u dhexeeya guryahooda,&#8221; ayuu safiirku ku yidhi qoraal uu ku soo qoray Twitter-ka.<\/p>\n<p>Somaliland iyo Taiwan oo labadooduba aan aqoonsi caalami ah haysan, ayaa xidhiidh dibulumaasiyadeed oo ka cadhaysiiyay Shiinaha iyo Soomaaliya yeeshay sannadkii 2020, taasi oo xumaysay xidhiidhka Somaliland iyo Shiinaha.<\/p>\n<p>Xukuumada Somaliland iyo Shiinaha ayaa kadib xidhiihdka Taiwan dhowr jeer is waydaarsaday hadalo taag taagan, kadib markii uu Madaxweyne Biixi diiday dalab uga yimid Beijing oo muhiimaddiisu ahayd in Somaliland xidhiidhka u jarto jasiiradda Taiwan.<\/p>\n<p>Shiinaha ayaa Taiwan u arka qayb dhulkiisa ka mid ah oo aan laga jari karin, wuxuuna colaad u qaadaa cid kasta oo xidhiidh la samaysata, ama soo dhawaysata oo Maraykanku ku jiro.<\/p>\n<p>Waxa laga cabsi qabaa Shiinuhu uu isku dayo in uu jasiiradan hodan ka ah awood ku muquuniyo, inkasta oo khuburada siyaasaddu sheegaan in Shiinuhu aanu dagaal ku degdegi doonin, kadib cawaaqib xumada ka dhalatay dagaalka Ukrain.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office\u00a0<\/strong><\/h4>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) &#8211; Dawladda Somaliland, ayaa dalka Shiinaha ku eedaysay in uu xad gudub ku hayo xuduudaha iyo jiritaanka Taiwan. Qoraal lagu baahiyay barta Twitter-ka ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda Somaliland, ayaa lagu sheegay in Shiinuhu uu dhibaato ku hayo xuduudaha Taiwan, isla-markaana ay Somaliland la jirto Taiwan. &#8220;Xuduudaha qaran ee jira ee waddan waa in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":71994,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-71993","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/2023413638169671075871594.jpg?fit=660%2C371&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-iJb","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71993","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=71993"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71993\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":71996,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71993\/revisions\/71996"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/71994"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=71993"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=71993"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=71993"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}