{"id":71988,"date":"2023-04-11T23:38:50","date_gmt":"2023-04-11T23:38:50","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=71988"},"modified":"2023-04-11T23:38:50","modified_gmt":"2023-04-11T23:38:50","slug":"xukuumadda-somaliland-oo-samaynaysa-xeer-khuseeya-dadka-qaba-xanuunnada-dhimirka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/04\/11\/xukuumadda-somaliland-oo-samaynaysa-xeer-khuseeya-dadka-qaba-xanuunnada-dhimirka\/","title":{"rendered":"Xukuumadda Somaliland Oo Samaynaysa Xeer Khuseeya Dadka Qaba Xanuunnada Dhimirka"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) &#8211; Xukuumadda Somaliland, ayaa diyaarinaysa Xeer loo adeegsado Caawinta iyo daryeelka Muwaadiniinta Qaba Xanuunnada Dhimirka.<\/p>\n<p>Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Somaliland, ayaa wadda Curinta Xeer si gaar ah looga adeegsado Taageerada iyo Daryeelka Dadka qaba Xanuunnada Dhimirka.<\/p>\n<p>Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Xasan Maxamed Cali (Gaafaadhi) oo hadal ka jeediyey kulan ay Hargeysa ku yeesheen Guddi Wasiirro ah iyo Ganacsatada Qaadka oo taageero dhaqaale u geysta dadka Qaba Xanuunnada Dhimirka qaba ee ku jira Cisbitaallada, ayaa sheegay in Xeerkaas oo muhiim ahi uu gebogabo yahay.<\/p>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office\u00a0<\/strong><\/h4>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) &#8211; Xukuumadda Somaliland, ayaa diyaarinaysa Xeer loo adeegsado Caawinta iyo daryeelka Muwaadiniinta Qaba Xanuunnada Dhimirka. Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Somaliland, ayaa wadda Curinta Xeer si gaar ah looga adeegsado Taageerada iyo Daryeelka Dadka qaba Xanuunnada Dhimirka. Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Xasan Maxamed Cali (Gaafaadhi) oo hadal ka jeediyey kulan ay Hargeysa ku yeesheen Guddi Wasiirro [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":39475,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-71988","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/afhayeen-gaafadhe.png?fit=489%2C425&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-iJ6","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71988","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=71988"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71988\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":71989,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71988\/revisions\/71989"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/39475"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=71988"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=71988"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=71988"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}