{"id":71971,"date":"2023-04-10T20:55:32","date_gmt":"2023-04-10T20:55:32","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=71971"},"modified":"2023-04-10T20:55:32","modified_gmt":"2023-04-10T20:55:32","slug":"dooni-sidday-400-tahriibayaal-ah-oo-la-waayay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2023\/04\/10\/dooni-sidday-400-tahriibayaal-ah-oo-la-waayay\/","title":{"rendered":"Dooni Sidday 400 Tahriibayaal Ah Oo La Waayay"},"content":{"rendered":"<p>Greece (Arabsiyo) &#8211; Doon sidda ku dhawaad 400 oo tahriibayaal ah ayaa ku luntay meel u dhaxaysa Malta iyo Greece, iyada oo biyuhu ay gudaha u galayaan doonta.<\/p>\n<p>Dhacdadan ayaa waxaa sheegay Ururka Alarm Phone, oo si firfircoon uga qayb qaata hawlaha samata-bixinta Muhaajiriinta ee badda Mediterranean-ka, ayaa sheegay Axaddii, iyadoo ay kor u kacday tirada doonyaha sida muhaajiriinta.<\/p>\n<p>Sabtidii Dooni sidday Tahriibayaal, ayaa ku degtay Xeebaha Tuuniisiya, waxaana ku dhintay 27 Qof.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<h4><strong>Arabsiyonews.com\/Hargeisa Office\u00a0<\/strong><\/h4>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Greece (Arabsiyo) &#8211; Doon sidda ku dhawaad 400 oo tahriibayaal ah ayaa ku luntay meel u dhaxaysa Malta iyo Greece, iyada oo biyuhu ay gudaha u galayaan doonta. Dhacdadan ayaa waxaa sheegay Ururka Alarm Phone, oo si firfircoon uga qayb qaata hawlaha samata-bixinta Muhaajiriinta ee badda Mediterranean-ka, ayaa sheegay Axaddii, iyadoo ay kor u kacday [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":71972,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-71971","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/C9EA6F72-7135-4C59-B34E-D94F91131C37_w408_r1_st_s.jpg?fit=408%2C230&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-iIP","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71971","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=71971"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71971\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":71973,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/71971\/revisions\/71973"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/71972"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=71971"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=71971"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=71971"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}